HomeDawladda Ethiopia oo dalkeeda Ka mastaafurisay Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Sababta...

Dawladda Ethiopia oo dalkeeda Ka mastaafurisay Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Sababta ka dambaysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

cali khaliif galaydhAddis Ababa (SLpost)- Hoggaamiyaha Kooxda la magac-baxday Khaatumo ee Nabad-gelyo-darrada ka wada deegaamada Bariga Somaliland, ayaa dawladda Itoobiya ku amartay inuu dalkeeda si deg-deg ah uga baxo, ka dib markii dorraad socdaal ku tagay magaaladaas.

Sida aanu ka soo xigannay shabakadda wararka HOL, warar laga helay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in Cali Khaliif Galyedh lagu amray inuu isaga baxo dalka Itoobiya.

Ilaa iyo hadda ma cadda sababta ay dowladda Itoobiya dalkeeda uga masaafurisay Cali Khaliif, laakin waxaa loo maleeynayaa inay jiraan gacmo shisheeye oo dowladda Itoobiya ku kasbay inay dalkeeda la masaafuriyo hoggaamiyahan oo nabadgelyo-darro ka wada gudaha deegaamo ka tirsan Somaliland.

Cali Khaliif Galaydh oo kooxda la baxday Khaatumo ugu magacaaban Madaxweyne, ayaa todobaadkan socdaal ku tagay magaalada Buuhoodle, isaga oo ka yimi dhinaca gudaha Itoobiya oo saldhig u ahay bilihii u dambeeyey, ka dib markii ciidamada Somaliland baacsadeen isaga iyo xildhibaanno iyo siyaasiyiin dawladda Somaliya ka tirsan oo deegaanka Saaxdheer ee gobolka Sool u joogay caleemo-saar loo samaynayey Cali Khaliif.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories