Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiye CIRRO oo Sababeeyey Dib-u-dhac ku yimi Kalfadhiga 26aad ee Golaha Wakiillada oo maanta loo ballansanaa

Hargeysa (SLpost)- Kalfadhiga 26aad ee Golaha Wakiillada oo maanta oo Sabti ah loo ballansanaa inuu furmo, ayaan qabsoomin ka dib muddo dhowr todobaad ah...

Somaliland oo Turkiga ka dalbaday Taageero la mid ah gaargaarka ay siiyaan Dawaladda Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo socdaal...

Warbixin iftiimisay Halista Shacabka Danyarta ah kaga soo Wejahan Isticmaalka Dhuxusha oo Dabar-go’ ku dhow iyo Dhiiri-gelin la’aanta Ilaha kale ee Tamarta

HARGEYSA (SLpost)-  “Nolol-maalmeedka qoysaska nugul ee ay ku jiraan kuwa faqiirka ah iyo kuwa ku bara-kacay gudaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa si adag u sameeyey...

Masuuliyiinta Maxjarka Indha-Dheero iyo Koox Ganacsato ah oo markii u horeysay ka hadashay Khilaaf ay qayb ka yihiin oo ka taagan Maxjar saddexaad oo...

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Maxjarka Indha-deero ee Magaalada Berbera ayaa markii u horaysay ka hadlay waxa uu ku salaysan yahay Khilaaf ka dhexeeya iyaga iyo...

Madaxweynaha Turkiga oo Dhistay Qasriga ugu ballaadhan Adduunka iyo Xaddiga Lacagta ku baxday

ANKARA (SLpost)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo muddo laba bilood ah hayey xilka madaxtinimo ee dalkaas, ayaa isaga guuray Qasrigii hore uu...

“Arrin Ganacsi ah oo Ganacsadayaasha Alla-Yasir iyo Al-Jaabiri Baratankooda ah ayaa Daruurtiisu ku hoortay Berbera” – Xildhibaan Qabille

BERBERA (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doorto gobolka Saaxil, ayaa sheegay in shaqaaqada Isniintii...

Dhakhaatiir lagu afduubay Soomaaliya iyo Kooxda Al-Shabaab oo lagu eedeeyey

Muqdisho (SLpost)- Shan qof oo Shaqaale Caafimaad ah oo saddex ka tirsani ay Dhakhaatiir yihiin, ayaa laga afduubay tuulo lagu magacaabo Cascasey oo ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img