Home“Arrin Ganacsi ah oo Ganacsadayaasha Alla-Yasir iyo Al-Jaabiri Baratankooda ah ayaa Daruurtiisu...

“Arrin Ganacsi ah oo Ganacsadayaasha Alla-Yasir iyo Al-Jaabiri Baratankooda ah ayaa Daruurtiisu ku hoortay Berbera” – Xildhibaan Qabille

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

BERBERA (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doorto gobolka Saaxil, ayaa sheegay in shaqaaqada Isniintii toddobaadkii hore ka dhacday magaalada Berbera ee la xidhiidhay dhismaha Maxjar saddexaad oo binadiisa laga bilaabay magaaladaas oo laba Maxjar oo hore ku yaalleen, ku timi masuuliyad-darro iyo gudasho la’aanta waajibaadka Xukuumadda ka saaran kala xadaynta Ganacsiga, ka dib markii Koox hubaysani weerareen Koox gacanta ku haysay dhismaha Maxjarka 3-aad oo Ganacsato isu tegay dhisayaan.

“Arrin Ganacsi ah Ganacsadayaasha Alla-Yasir iyo Al-Jaabiri Baratankooda ah oo ayaa Daruurtiisu ku hoortay Berbera” – Xildhibaan QabilleXildhibaan Qabille oo ka mid ah Guddiga daba-galka iyo ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada, waxa uu cambaareeyey tallaabada ay Askarta ilaalada Wasiirka Arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cadde Salaasadii todobaadkii hoe ku faro-saareen Xildhibaanno ka tirsan Golaha Deegaanka ee Berbera, waxaanu sheegay inay Golaha Wakiilladu u yeedhi doonaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, isla markaana ay wax ka weydiin doonaan Awoodda u oggolaatay inay Askartu fara-saarayaan Xildhibaannada Shacabku soo doortay iyagoo aan wax dembi ah oo ay galeen ama ay markaas gacanta kula jireen jirin.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories