Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Wefti uu hoggaaminayo oo soo-dhawayn ballaadhan loo sameeyey Burco iyo Nuxurka Khudbad uu taageerayaasha Xisbiga U Jeediyey (SAWIRRO)

BURCO (SLpost)- Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee magaalada Burco, ayaa soo-dhawayn aan loo kala hadhin ku qaabbilay guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md Cabdiraxmaan...

Udub-dhexaad: Suugaan Maamuus U Ah Waalid. W/T Siciid Maxamuud Gahayr‏

Waa ehelkay iyo adeerkay rumaad, Ilaahay ha ku nooleeyo nabad. Marka laga yimaaddo hooyaday Hodan Cabdi Cilmi, Qof aan arko isaga ayaan u jecelahay....

Urta Hawada iyo Walxaha Beddela (Air Fresh) – W/Q: Cabdifataax Maxamed (Ceelaabe)

Saynisyahano badan Ayaa Ku Mashquulsan Sameynta iyo soo saarida Udgoon Badala Dareenka Hadba hawada la qaadanaayo ku Jira. Mar waxaad Dareemeysaa Hawo nadiif ah...

“Guryahaa 3 guri oo dadkii ku jiray laga saaray mooyee intii soo hadhay waxay dadkii ku jiray ballanqaadeen inay iibsan doonaan”

HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in tallaabada xukuumaddu ku iibinayso Guryaha dawladda ku tilmaamay go’aan...

“Albaabada nagu joojiya ama dariiqyada naga xidha, annagu shacab-baanu metelnaa, shacabkaanu horgalaynaa, ka daali mayno, kana….”

HARGEYSA (SLpost)- Hoggaanka sare ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay in laga horjoogsaday Madaarka Hargeysa oo ay shalay ku soo dhawaynayeen Guddoomiyaha Xisbigaas Faysal Cali...

Ujeeddada Socdaal Maalmo qaadanaya oo Guddoomiye Cirro iyo Wefti uu hoggaaminayaa Isniinta Berri ugu baxayaan gobollada Bari ee dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo wefti ballaadhan oo masuuliyiinta xisbiga ka tirsan, ayaa maalinta Berri ah...

Madaxweynaha oo Maalinta Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland ku Xusay Kormeer uu ku maray Xarumaha Warbaahineed ee dawladda

“Saxaafadda waxaan leeyahay xilbaa ina wada-saaran, dhinacayada waanu ka soo baxaynaa ee idinkuna dhinaciina ka soo baxa” - Madaxweyne Siilaanyo Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img