Yearly Archives: 2014

spot_imgspot_img

Khilaafkii Golaha Wakiillada oo la Xaliyey, Nuxurka Go’aamo Guurtidu ka soo saareen iyo qaabilaaddii labada dhinac

Hargeysa (SLpost)- Kulan wada-jir ah oo maanta Aqalka Golaha Guurtida ay ku yeesheen laba Aqal ee Baarlamaanka Somaliland, ayaa lagu soo afjaray khilaaf laba...

Danjire Nicholas Kay oo jawaab ka bixiyey tabashooyin Baarlamaanka Soomaaliga ka sheegtay Warbixin uu Soomaaliya ka gudbiyey

Copenhagen (SLpost)- Shirkii heerka sare ee iskaashiga Soomaaliya iyo bulshada caalamka oo ay martigalisay Denmark, ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Copenhagen. Waxa uu ahaa...

Noodhadhka Lacagteena ee 100 iyo 50 shillin oo suuqa ka baxay iyo 500 shillin oo qarka u saaran inay ka baxdo, Waa maxay sababtu?‏

Waxa nasiib-darro weyn ah in maanta lacagta ugu yar ee wax lagu iibsadaa Somaliland inay tahay 500 (shanta boqol) shillin Somaliland taasi oo culays...

“Maalintii WADDANI loo xafladaynayey, ayaa laygu casuumay, waxaan ku idhi garoonka waan idinku sida gobolka Hawd uu gobollada kale uga badiyo…” Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi, ayaa eedaymaha mucaaradku Xukuumadda talada haysa ugu jeediyaan inay xaqabad ku tahay...

Guddiga Dhismaha DAWGA-CAD oo soo bandhigay Horumarin Lagu Sameeyay Jidkaas, bulshadana baaq u jeediyey

HARGEYSA (SLpost)- Dhismaha Waddada DAWGA-CAD ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa, ayaa si wanaagsan u socda, sida ay saxaafadda u soo bandhigeen guddida dhismaha Jidkaasi oo...

“Madaxweyne, Carabtu waxay ku maahmaahdaa Shacbi waliba wuxuu leeyahay Diinta Madaxweynahoodu haysto oo…”

Baligubadle (SLpost)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Maxamed Waran-cadde hadalo Kaftan, Dhiirri-gelin, iyo Ammaan isugu jira ka jeediyey magaalada Baligubadle ee xarunta gobolka Hawd oo...

Hoggaamiyaha Togan Iyo Ka Taban – W/Q: Mr. Mohamed Farah Qoti

Ma’ jirto, fikrad odhanaysa Hoggaamiyahaasi waa 50-50, laakiin waxa jira Hogaamiye Togan iyo mid Taban. Hoggaamiyaha Togani had iyo jeer wuxuu abuuraa hoggaamiye wanaagsan, halka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img