HomeMurashax Jamaal Cali Xuseen si Adag u dhaliilay siyaasadda Arrimaha Dibadda Xukuumadda...

Murashax Jamaal Cali Xuseen si Adag u dhaliilay siyaasadda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa xukuumadda ku dhaliilay in aanay siyaasad cad ka lahayn wada hadaladii ay la furtay Somaliya.Sida oo kale waxa uu ku dhaliilay xukuumadda in meeqaamkii Somaliland ay ka joogtay beesha caalamku ay hoos uga dhacday sababo la xidhiidha wada hadalada Somaliya lala galay. jamaal-caliJamaal Cali Xuseen isaga oo arimhaas ka hadlaaya uu yidhi, “Waa ayaan daro in xukumadda KULMIYE ee imika jirtaa ay umaddi Somaliland ku qancisay anagana mucaarad ahaan nagu qancisay in wada hadaladan Somaliya la’la bilaabayaa  ay yihiin kuwo lagu kala baxaayo Somaliland iyo Somaliya, iyada oo markii horeba ay qalad ahayd istaraatijiyad ahaan sida wada hadaladaas loo galay, laakiin danta dalka anaga oo eegayna iyo ta beesha caalamkaba aanu aqbalnay, wali in aanay siyaasad cad xukuumadda jirtaa  arintaas ka lahayn, waa ayaan daro, wakhti ayaana ka soo wareegay xiligii wasiiru dawlaha Somaliya  uu yidhi waanu ka baxnay wada hadaladaas, imkana waata la sheegayo in baarlamaankii la hordhigayo. Dawlada Somalilandna waxaad moodaa meeqaamkii aynu caalamka ku lahayn inay hoos uga daadegtay, waxaad arkaysaa in saaxiibadii aynu ku lahayn beesha caalamku ay qaarkood u haystaan in aynu ka noqonay qaranimadii Somaliland, wax ictiraaf ah oo la raadinaya ama jirto, wasaarada arimaha dibadan waxaabad moodaa inay tii hore ka sii dartay oo ay imika culayskeedii uu noqday heshiisyada baayacmushtariga ah.” SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories