HomeMuwaadin ka hadlay Ciidamo Boolis ah oo Ku Rasaaseeyey Hawl-gal ay...

Muwaadin ka hadlay Ciidamo Boolis ah oo Ku Rasaaseeyey Hawl-gal ay ku qaadeen Gurigooda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

idirsHargeysa (SLpost)- Muwaadin Idiris Dayib Cabdi oo kamid ah Dhalinyarada Somaliland ee deggen Hargeysa, ayaa sheegay in askar Hubaysani ay maanta duhurkii Ku soo weerareen gurigooda Magaalada Hargeysa, isla markaana labadiisii waalid hantaaqooyin iyo cago-jugleyn gaadhsiiyeen.

Muwaadin Idiris oo xalay warbaahinta qaarkeed u warramay, waxa sheegay in Askar ka tirsan rugta booliska ee degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa ay duhurnimadii shalay abbaaro 12-kii hawlgal ka fuliyeen gurigooda iyaga oo ku raad-jooga wiil la dhashay, isla markaana ay shakhsi ahaantiisa (idiris) rasaas ku rideen, inkastoo uu ka bedbaaday.

“Illaa 12-kii duhurnimo ayay ciidan ka tirsan saldhiga Koodbuur gurigayaga soo galeen waxaanan ku war helnay oo aan ku soo baxay Hooyaday oo uu nin askari ahi qoorta ku dheggen yahay,” sidaa ayuu yidhi Mr Idiris waxaanu intaa ku daray isaga oo hadalkiisa sii watay, “Askartu haddii ay Cid ku doonayaan ama eedaysane yahay walaalkay maan u diidin ee waxaan ka xanaaqay, markaan arkay Hooyaday oo uu ku faro saaray aniguna waan is hayn kari waayay oo waan ka furfuray balse waxaa ii xigtay laba xabbadood oo ay igu soo rideen, inkasta oo Alle mahaddii aan ka bedbaaday oo aanay igu dhicin,” ayuu yidhi Idiris.

Mar la weydiinay sababta ay ciidanku u soo galeen gurigooda iyo eedda loo raadinayo wiilka ay walaalaha yihiin waxaa uu sheegay in ay daba socdeen walaalkiisa ka yar oo ka mid ahaa dhalinayaro habeen dhawayd ka qayb galay xaflad aroos oo rabshadi ka dhacday.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories