Raysal-wasaare Cabdirashiid oo markii ugu horraysay ka jawaabay Su’aal laga weydiiyey sida uu Badda Somaliya uga iibiyey Kenya
MUQDISHO (SLpost)- Raysal-wasaaraha la magacaabay ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo Khamiistii xilka la wareegay, ayaa markii ugu horreysay wax laga weydiiyey heshiis uu...
Guddoomiye Cirro oo Difaacay Xaqiiqada Warbixin Musuq-maasuq oo Hay’adaha dawladdu ka Qayliyeen oo Guddi Golaha Wakiillada ka tirsani Soo Saartay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka hadlay jiritaanka Warbixin ay Guddiga daba-galka iyo ilaalinta Hantida Qaranka ee Golahaasi...
Xisbiyada Mucaaradka ah oo Saluug ka muujiyey Xulidda Ergooyinka Somaliland uga Qayb-gala iyo Siyaasadda laga leeyahay Wada-hadallada Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland, ayaa saluug ka muujiyey qaabka loo xulo ergada Somaliland uga qayb-gasha wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya iyo siyaasadda...
Saddex Marwo Oo RRU La Dhul Dhigay: Zahra Halgan; Fadumo Saciid; Hinda Jama
Xoogagga isbedel-doonka ah ee ka toosay Somaliland, waxa hormood ka ah Marwo Zahra Halgan, Marwo Fadumo Saciid iyo Marwo Hinda Jamac. Waa saddex Marwo...
BEENTA IYO SIYAASIGA – Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale
“Waxaan dhisayaa ceelal biyood. Waxaan dhisayaa cusbitaalo, waxaa dhisayaa iskuulo, waxaan kobcin doona dhaqaalaha dalka, waxaa ayaa qaban doonaa waxaas iyo waxaas” Musharax kursi...
“Waxa halkan laga cadeeyay inay xukuumaddu farogelintii hore ay ku darsatay inay farogeliso ururrada bulshada rayidka ah oo ay si toos ah u farogelisay...
“Waxaan baaq nabeed u dirayaa shacbiga somaliland wada dega gaar ahaan gobolka Sool oo la sheegayo waxoogaa shaqaaqo ahi inay ka jirto, waxaan ugu...
Xubno ka tirsan Hoggaankii hore ee SOLJA oo Shil Baabuur ku dhaawacmay
Hargeysa (SLpost)- Xoghayihii guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, Gudoomiye xigeenkii hore ee Ururka Maxamed Cabdi Curad iyo Wariye Cabdicasiis...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

