HomeBEENTA IYO SIYAASIGA - Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale

BEENTA IYO SIYAASIGA – Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

KHAALID DUCAALE“Waxaan dhisayaa ceelal biyood. Waxaan dhisayaa cusbitaalo, waxaa dhisayaa iskuulo, waxaan kobcin doona dhaqaalaha dalka, waxaa ayaa qaban doonaa waxaas iyo waxaas” Musharax kursi doon ah.

Waxaa dhisnaya ceelal biyood, waxaa dhisanaya cusbitaalo, waxaa dhisnaya, iskuulo, waxaa kobcinaya dhaalaha dalka iyo waxaas qabtay ” hogaamiye jooge markaas.

Labadaa tusmo ee aynu soo sheegenaya, badanaa waa tiraabo laga maqlo dhamaan siyaasiyinta, tiraabahaasi waa kuwo markasta laga maqlo siyaasiinta. Balse been iyo run waxay tahay dadka shicibka ah way ogyihiin.

Daraaasada ayaa Machadka Cilmiga Nafsiga ah ee Dalka Maraykan. Waxaa lagu ogaaday in xadiga beenta ee siyaasigu uu sheego maalintii ay kor u dhaarayso 1000 Kalmadood, halka dadka caadiga ah ay sheegaan ugu yaraan 300, oo Kalmadood.

Hadaba siyaasada iyo siyaasiyinta, maanta waxaa dadka intooda badan ka rumaysan yihiin in ay yihiin beenaalayaal, balse ilaa hada dadku wey dhagaystaan, hadalada siyaasiga ah. Ma is weydisay sababta,

Sababtu waxa weeye dadka ayaa u baahan beenta, waayo haddii uu xili kasta siyaasigu runta sheego, suuro galan maaha in uu ku guulaysto taageerada shicibka, hadaba xiliga iyo meelaha beenta u baahan ayaa kala duwan sababtoo ah dufuuraha lagu jiro markaas ayaa kale duwan.

Aqoonta, xeeladaha, fahamka duruufta lagu jiro iyo fahamka shacabka markaas siyaasigu uu doonayo in uu taageero ka helo, ayaa u ka dhigaya hadalkiis in la rumaysto hadalkiisa. Haddii uu siyaasigu aqoon Wanaagsan u lahayn waxyaabaha kor ku soo sheeganay, waxaa ku adkaan karta in uu helo taageero. Waayo waxaa loo baahan yahay in uu siyaasigu garnayo waxay dadku jecel yihiin in ay maqlaan Markaas (been iyo Runba).

HADABA AY EEGNO SIDA LAGU GARTO BEEN SIYAASIGA:

1- Si dhaw u eeg indhaha qofka, hadii uu qofku been sheegayo waxaa ku adkaan doonta in uu si wanaagsan u soo eeg qofka hortaagan ama kamarada, sababtoo ah waxaa uu ku mashquulsan yahay abuurida beenta, waxaa maskaxdu ku hawlanta abuurida hadal la rumaysan karo

2- Si dhaw u eeg dhamaan jidhkiisa, waxaa arki doona waxa been sheega isagoo dhagta hoosteda ama dhabanka ama meel kale taabanay sababtoo ah waxaa uu doonayaa in aa la dareemin, beenta uu sheegayo.

3-     Markasta oo la weydiiyo su’aal, qofka siyaasiga ah, waxaa arkaysaa in uu ka bixinayo tiraabo gaagaaaban. Haddii su’aashii diba loo weydiiyo, waxaa kaga jawaabaya tiraab kale.

Ugu dambayntii waxaa dooanaya in aan ku soo gabgabeeyo, beenta waxay siyaasiyintu u haystaan in ay istimaala, si ay dadka uga baxsan lahayeen in ay soo qabtaa waayo waxaa uu balan qaadan ka sameeyaan waxaa qaban Karin, waxa sheegtaa wax aan u qaban si uu dadka iskaga jeediyo.

 

QALINKII: AQOONYAHAN KHAALID CABDILAAHI DUCAALE

TEL: +252634111694

TWITTER: @KHDUALEH

EMAIL: KHDUALEH@GMAIL.COM

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories