Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Munaasibad loo qabtay Xuska sannad-guurada 1aad ee Wargeyska Himilo oo kulmisay siyaasiyiin Mucaarad iyo Muxaafadba leh iyo weedhihii laga jeediyey

Hargeysa (SLpost)- Wargeyska madaxa-bannaan ee Himilo, ayaa u dabbaal-degay sannad-guuradiisii 1aad oo ee ka soo wareegtay Dib-u-curashadiisa oo 28-kii December 2014-ka ee Axaddii maanta...

Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab oo Isu Dhiibay dawladda Soomaaliya

Soomaaliya (SLpost)- Madaxii sirdoonka maleeshiyaadka Al-Shabaab Sheekh Sakariye Ismaaciil Xersi oo hore Maraykanku madaxiisa u dhigay abaalmarin lacageed soo qabashadiisa aya ala sheegay inuu...

Toban Sanno Oo Aan Ku Dhex Jiray Bahda Xuquuqal Insaanka – Qallinkii Huda Cali Banfas

Waxay ahayd 24 December, 2004 Markii aniga oo dhowr iyo toban jir ah aan qaatay go’aan ka ah inaan noqdo baadhe xadgubyadda xuquuqda aadamaha...

KADALOOB IYO KEENADIID – Qalinkii Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed (Mandeela).

Kadaloob iyo keenadiid duqay weeye kas-maaloo, dalkooda korkaa ka ilaashoo, iyagoon cidna maagin oon gole waynaha keenin, kashifa xaaladaynu marayno. Kadaloob: Qoodhay iyo xeraday waa saaxiibkay keenadiid,...

Sannadaha is-beddelaya iyo Saamaynta ay wataan! – W/Q: Cabdiraxmaan Cabdillaahi Siciid

Laba iyo tobanka bilood ee sannadku ka koobanyahay waxa kusoo maraya wakhtiyo si kasta iyo wax kasta ku kala duwan. Si kooban, dareenka ay...

Dhalinyaro Loo Xidh-xidhay Xiisaddii Suldaan Wabar oo La Sii daayey iyo Wasiirro Gaadhay magaalada Boorama

Hargeysa (SLpost)- Dhalinyaro dhowaan loo xidh-xidhay Xiisad uu magaalada Boorama ee gobolka Awdal ka abuuray Suldaan Abibakar Wabar oo deegaannadaas kaga dhawaaqay hadallo liddi...

Golaha Wakiillada oo Meel-mariyey Xeerka Xabsiyada Somaliland oo laga rifay Awoodaha Wasiirka Cadaaladda

HARGEYSA (SLpost)- Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey eerka Xabsiyada Somaliland oo Golaha Guurtida Wax-ka-beddel iyo kaabis ku samaysay isla...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img