Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Guddi Qaban-qaabo oo loo Xil-saaray Aaska Xoghayihii Guud ee SOLJA oo Maalinta Berri lagu Aasayo Hargeysa.

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), ayaa Guddi Qaban-qaabo u magacaabay Aaska Geerida Alle Ha u naxariistee Xoghayihii Guud...

Xoghayihii Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala Nairobi

Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariiste Xoghayihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamed Rashiid Muxumed Faarax, ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee...

TACSI TIIRAANYO LEH oo ku Socota Qoyskii, Qaraabadii iyo Bahda Saxaafadda Somaliland ee uu ka baxay Xoghayihii Guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax

Tifaftiraha Guud Warbaabhinta SL Media Inc. iyo Himilo Media Group, Khadar Iid Kaariye, Liibaan Xaaji Fagadhe, Mustafe Cabdi Aadan, Siciid Nuur Jaamac, Cabdiwahaab Xasan...

Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland – W/Q: Mustafe Sh. Cumar

Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u...

Heerka Musuq-maasuqu ka marayo Dalka Jabuuti oo la ammaanay

DJIBOUTI (SLpost)- Warbixin lagaga hadlayey maamulka Maaliyadda iyo lacagaha oo Baanka Adduunka shalay soo saaray, ayaa si weyn loogu ammaanay dedaal dawladda Jabuuti ugu...

Ujeeddada Siminaar loo qabanayo Madaxweynayaasha Siddeed Is-maamul goboleed oo ka tirsan dalka Itoobiya

Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Itoobiya (DDSI) Cabdi Maxamuud Cumar oo ay xubno ka yihiin Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo masuuliyiin kala duwan, ayaa shalay...

LUQADAHA – Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale

Luqaddu waa tiraab ay dad gaar ah ku hadlaan kuwaas oo wada degan degmo kaliya, waan isku afgartaan, waxaa badanaa sameeya deegaanka ay ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img