Wasiirradii Hore ee Xisbiga Waddani Ku biiray, Ma isbeddel-doon baa mise waa Mansab-doon? – W/Q: Maxamed Wadaad-yare
Khamiistii hore ee aynu soo dhaafnay waxa xaflad soo dhaweyn ah loo qabtay xubno xilal wasirnimo ka soo qabtay xukumada madaxwayne silanyo iyo badhasaabki...
Guddoomiye Cirro oo Xukuumadda ku eedeeyey inay horjoogsatay Dhaarinta Guddiga Doorashooyinka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyey inay diidday dhaarinta guddiga doorashooyinka Somaliland...
Somaliland oo ka hadashay Xaaladda Maxbuus Sirdoonka Jabuuti ka tirsan oo ku xidhan Xabsiga Dhexe ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa ka hadashay Xaaladda Caafimaaad ee Maxbuus u dhashay dalka Jabuuti oo muddooyinkii u dambeeyey ku xidhnaa Xabsiga Dhexe ee...
Rabshado Hadheeyey Munaasibad Xisbiga Waddani u Qabtay Taageerayaal Cusub oo u diga-rogtay (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Rabshado khasaare kala duwan ka dhashay, ayaa hadheeyey gunaanadka Munaasibad lagu qabtay Huteel Crown ee magaalada Hargeysa oo Xisibga Mucaaradka ah ee...
Xisbiga Waddani oo Munaasibad Laysku Arkay ku qaabilay Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Cusub oo ku biiray
Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta munaasibad soo-dhawayn ah u sameeyey Siyaasiyiin iyo Taageerayaal Cusub oo xisbigaas ku biiray, kuwaas ooh...
DAAWO Kooxda Chelsea oo Sii Hejisatay Hoggaanka Horyaalka Ingiriiska, Garoonkeedana ku garaacday TOTTENHAM
Kooxda Hoggaaminaysa Horyaalka Ingiriiska ee Chelsea, ayaa guul ka gaadhay kulan ka tirsan Premier League oo ay gurigeeda ku marti-gelisay Kooxda ay isku-magaalada ka...
Wax-garadka, Dhalinyaro iyo Aqoonyahan Bogaadiyey Hambalyo u diray Xubinta Haweenka kaga jirta Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wax-garad, Aqoonyahan iyo Dhalinyaro, ayaa Bayaan Taageero, Hambalyo iyo Talo ah u diray Guddiga doorashooyinka Qaranka Somaliland ee toddobaadkii hore ay Golaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

