HomeWasiirradii Hore ee Xisbiga Waddani Ku biiray, Ma isbeddel-doon baa mise waa...

Wasiirradii Hore ee Xisbiga Waddani Ku biiray, Ma isbeddel-doon baa mise waa Mansab-doon? – W/Q: Maxamed Wadaad-yare

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Khamiistii hore ee aynu soo dhaafnay waxa xaflad soo dhaweyn ah loo qabtay xubno xilal wasirnimo ka soo qabtay xukumada madaxwayne silanyo iyo badhasaabki hore ee gobolka togdher oo ku soo biiray xisbiga wadani

Hadaba sida aynu wada ogsoonay xilka ama Masuuliyada qaranku waa meerto, ha noqoto mid ay shacbigu doorteen ama mid ku yimid magaacibis labaduba waxay leeyihiin xili iyo wakhti go’an .

Masuulka ku yimid dorashada shacbiga wuxuu leeyahay wakhti cayiman oo la dooratay mudo dhaafkuna waa sharci daro hadii anay duruufi keenin .

Sidoo kale masuulka la magacabay waxaa uu leeyahay wakhti taas oo ah hadba Inta loo garto inuu shaqeeyo, shalay hadii loo magacabay wasiir ama xil qaran oo kale, waa inuu masuulkaasi ogaado inay imanayso (ha dheerato ama ha dhawaate) xilka qadistiisu, taas oo ay keenayso duruufti lagu magacabay mid lamida.

Magacaabista sabab ay keenta xilka qaadistana sabab ayaa keenta waxaana masuuliyada iska leh madaxwaynaha qaranka

Haddaba waxa raganimadu tahay, ninku inta uu xilka hayo ee uu ceelka guntiisa ku jiro inuu bulshada u soo bandhigo ama xilka uu hayo ku saxo, halka ay sartu ka qudhunsan tahay hadiiba ay jirto, waana laga wanagsan yahay wixii aan shalay arki wayey ayaan manta arkaya.

Maanta hadii aad leedahay cadalad daro ayaa jirta shalay maxaad u arki wayday ?

Maanta hadii aad leedahy eex ayaa jirta shalay maxaad u arki wayday?

Muraayadda aad maanta bulshada u xidhanaysan shalay maxaad u xidhan waydeen ?

Shalay markad xilalka wasirnimo hayseen waxaad xidhnaydeen murayda doog ah oo dhulka barwaaqo ka dhigaysa .

manta markii aad xilaalka ka dagteena waxaad noo xidhateen murayad huruuda oo dhulka saxaare lama dagan ka dhigaysa.

Hadaba sidaa marka ay tahay wasiradan iyo masuuliyiintan shalay ka tirsana xisbiga kulmiye maantana ku biiray xisbiga wadani, sababaha ugu waawayn ee ku kalifay inay udiga rogtaan wadani waxa weeye mansab doon, waxaana la sheegayaa shuruudihii ay la galeen gudoomiye ciro in ay ka mid ahayd , haddii uu doorashada ku guuleysto in uu ka dhigo wasiiro.

Haddii aan u soo noqdo kalmadii uu duur ka yidhi xaflada soo dhaweynta ee ahayd [kulmiye waxa uu ku jiraa fadlan kor u hay] qofka khadka ku jirey eel ala hadlayey waxa uu ahaa wasiir warancade .

Haddaba duur iyo saaxiibadiixoog iyo boobe waxaan leeyahay haddii manta khadku mashquul idinka noqday markaad wasiirada aheydeena wuxuu mashquul ka ahaa [waran cade cukuse iyo muuse qaasim laba nin oo isku reer ahna tilifoonka lagama wada qaban karayee sidaas ogaada

Qore Maxamed Wadaad Yare

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories