Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Xukuumadda iyo Ururrada Bulshada Somaliland oo Shirkii ugu horreeyey Noocisa kaga Arrinsansaday Qaabka looga faa’idaysan karo Kheyraadka dalka

Hargeysa (SLpost)- Daladda ay ku midaysan yihiin Ururrada Rayidka Somaliland ee SONSAF, ayaa magaalada Hargeysa ku qabtay kulan lagu falan-qeeyey qaababka looga faa’idaysan karo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo iftiimiyey Shaki beesha Caalamku ka qabto Ciidamo loo samaynayo Ammaanka Shirkadaha Sahaminta Shidaalka

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa iftiimiyey tuhunno Qaramada Midoobay iyo beesha caalamku ka qabto abuuritaanka Ciidan Gaar...

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmye oo faahfaahiyey Natiijada Shir Xisbiyada Dimuqraaddiga ah ugu Qabsoomay Waddanka Marooko

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada shir Xisbiyada Dimuqraadiga ah ee dalalka Afrika...

KU-FAAN! – Qalinkii: Faadumo Bintu Aadan Buuni

Kute, “outpatient tag.” “Adeer waa maxay outpatient?” Kuba yidhi. “Eeyaahe waa ka halkaa Ku yaalee tag,” ka daba gaysay. Waa kalkaaliso joogtay Cisbitaal. Waabay...

Somaliland oo Hambalyo u dirtay Waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Somaliland, ayaa ku hambalyeysay Waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Xuska sannad-guurada 43-aad ee ka soo wareegtay Midowgii Imaaradaha uu waddankaasi ka kooban...

Madaxweynaha oo Furay Dhisme dabaq ah oo loo dhisay Wasaaradda Boosaha iyo Is-gaadhsiinta (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay Wasaaradda Boosaha iyo Is-gaadhsiinta Somaliland, kaas...

Warbixin Cajiib ah oo laga diyaariyey WorldRemit oo ah Nidaam Casri laysugu Xawilo lacagaha oo uu Hindisay Aqoonyahan Soomaaliyeed

“Waan ku Faanayaa inaan wax ka beddelay nolosha dad badan” – Ismaaciil Axmed LONDON (SLpost)- “Nin kaliya ayaa dhibaatada si mug leh ula socday oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img