Telefishanka Al-Jazeera oo soo Bandhigay Shirqoollo lagu Khaarajiyo Culimada Muslimka ah ee dalka Kenya iyo Doorka Sirdoonka Maraykanka iyo Israa’iil ku leeyihii (DAAWO WARBIXIN)
Nairobi (SLpost)- Telefishanka Al-Jazeera, ayaa soo bandhigay dokumentiyo Caddeymo u ah iyo Xog-warran Saraakiil Booliska dalka Kenya oo badka soo dhigay shir-qoollo ay iska...
GABAY: Gef iyo Gadood – W/T: Ibrahim Hassan Gagale
Gabayga soo socda waxaa lagu magacaabaa: Gef iyo Gadood, waxaanu ka koobanyahay 114 beyd. Gabayga waxaa sannadkii 1992 curiyey Ibrahim Hassan Gaagaale. Gabaygu waxa...
Madaxweyne Siilaanyo oo Hadyado Qaali ah ku sagootiyey Safiir ku-xigeenkii Ingiriiska ee Addis Ababa oo shaqada laga beddelay iyo dareenka uu ka bixiyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Silaanyo) oo ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagootin iyo mahad-naq xambaarsan kula yeeshay Safiirka ku xigeenka Ingiriiska u...
Xukuumadda Somaliland oo soo dhawaysay Duulimaadyo ay dalka bilaabayso Shirkaddii ugu horeysay ee laga leeyahay dalka UAE
"Waxaan aad ugu faraxsanahay fursadaha aan horay looga fa’iidaysan ee suuqa Afrika ee soo kobcaya sida Hargeysa.” Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland, ayaa...
Jamaal Cali Xuseen oo Dawladda Ingiriiska hordhigay Ashkato ka dhan ah Ciidamada RRU-da iyo Qodobbo kale
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Ingiriiska kulan kula qaatay saraakiil...
Wasiir Falastiini ah oo ku geeriyooday Isku-dhac Dhexmaray Shacab Gadoodsan iyo Ciidamada Israa’iil (SAWIRRO)
Quddus (SLpost)- Wasiir ka tirsan Golaha Xukuumadda dawladda Falastiin, ayaa Arbacadii ku dhintay Iska-horimaad dhex-maray bannaan-baxayaal reer Falastiin iyo Ciidamada Booliska ee Israa’iil. Ilaa immika...
Jaaliyadda Somaliland ee dalka Jabuuti oo Abaalmarinno guddoonsiiyay Shakhsiyaad ay wax-qabadkooda ku maamuuseen
Hargeysa (SLpost)- Ururka Jaaliyadda Reer Somaliland ee dalka jabuuti (Somaliland Community In Jabuuti) ayaa abaal-marin sanadeed gudoonsiiyay shakhsiyaad isugu jira Wasiiro, Ganacsato Iyo Ururada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

