Monthly Archives: December, 2014

spot_imgspot_img

Ciidamada Australia oo 18 Saacadood ku dhici waayey Nin Afduub u qabsaday 40 Qof iyo Khasaaraha ka dhashay hawl-gal lagu guulaystay

Sydney (SLpost)- Ciidamada sida gaarka ah u tabobaran ee dalka Australia, ayaa ku guuulaystay inay soo furtaan tobanaan qof oo Afduub loogu haystay Maqaaxi...

Kulamo lagu gorfeeyey Qodobbo Xaasaasi ah oo Dhexmaray Dawladaha Somaliland iyo Ethiopia

Hargeysa (SLposgt)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Wara-cadde oo uu weheliyo Taliyaha Sirdoonka Somaliland Jaamac Maxamed Bootaan, ayaa magaalada Addis Ababa kulan...

‘Baaqaygu waa ha barooran aakhiro!’ – W/Q: Guuleed Cumar Madar (Q.1aad)

Waxa aynu dhamaanteen ku noolnahay nolol aan ka madhnayn dhibaatooyin,dhacdooyin la yaable , walbahaar ,duufaano jacayl sida ,farxad ,murugo badan marka aad waydo qof...

Jamaal Cali Xuseen oo si heersare ah loogu soo dhaweeyey Hargeysa, Xukuumadda oo Carqaladaysay soo-dhawayntiisa iyo taageerayaal la xidh-xidhay (DAAWO BILICDA SAWIRRADA)

Hargeysa (SLpost)- Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Hargeysa, ka dib markii uu kaga...

Golaha Wakiillada oo Cod Aqlabiyad ah ku meelmariyey Odoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2015 iyo Jewigii maanta ee Golaha oo Buuq ka dhashay

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey Odoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2015 oo maalmihii u dambeeyey hortaalay isla markaana ay doodo...

Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo soo Saaray Hees ay ku dhiirri-gelinayaan Bixinta Cashuuraha

Hargeysa (SLpost)- Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo ah Hobollo Da’yar oo laga yaqaano Dhulka Soomaalida, xaruntooduna tahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland, ayaa soo saaray...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo tilmaamay Sida aanay u habboonayn in Madaxda dalka lagu Abaalmariyo Gudashada Waajibaadkooda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa markii ugu horreysay ka digay qaabka Ururrada Waddaniga ah ee dalka ka jiraa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img