Qabiil, Qaran Ma Dhiso – W/Q: Axmed Rashiid (Q.2aad)
Mujtamaca waa in laga wacyi-geliyaa in qabiil aanu qaran noqon karin “Maxaadse Ka Taqaan Qabiilka & Ilbaxnimada S/land”?”Qaranimo iyo Qabiil”(QARAN iyo QABIIL MEEL MA...
Madaxweynaha oo Shacabka Somaliland iyo qoyska Ilma Jaamac Samatar ka tacsiyeeyay Geerida Marxuum Cabdilaahi Jaamac Samatar oo ku geeriyooday dalka Maraykanka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ehelkii, qaraabadii iyo Qoyska Ilma Jaamac Samatar ka tacsiyadeeyey geerida ku timi Marxuum Cabdilaahi...
Muxuu Wasiir Samaale ka yidhi inuu Danihiisa siyaasadeed uga faa’idaysto Booska uu joogo iyo Saamaynta Xilka Wasaaradda Maaliyaddu ku yeelan karo Hamigiisa Siyaasadeed?
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa oo dadku tilmaamaan shakhsi hadba booska ama xilka dawladeed uu hayo uga faa’idaysta...
Guddoomiye CIRRO oo Sababeeyey Dib-u-dhac ku yimi Kalfadhiga 26aad ee Golaha Wakiillada oo maanta loo ballansanaa
Hargeysa (SLpost)- Kalfadhiga 26aad ee Golaha Wakiillada oo maanta oo Sabti ah loo ballansanaa inuu furmo, ayaan qabsoomin ka dib muddo dhowr todobaad ah...
Somaliland oo Turkiga ka dalbaday Taageero la mid ah gaargaarka ay siiyaan Dawaladda Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dawladda Turkiga u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya oo socdaal...
Warbixin iftiimisay Halista Shacabka Danyarta ah kaga soo Wejahan Isticmaalka Dhuxusha oo Dabar-go’ ku dhow iyo Dhiiri-gelin la’aanta Ilaha kale ee Tamarta
HARGEYSA (SLpost)- “Nolol-maalmeedka qoysaska nugul ee ay ku jiraan kuwa faqiirka ah iyo kuwa ku bara-kacay gudaha Jamhuuriyadda Somaliland waxa si adag u sameeyey...
Masuuliyiinta Maxjarka Indha-Dheero iyo Koox Ganacsato ah oo markii u horeysay ka hadashay Khilaaf ay qayb ka yihiin oo ka taagan Maxjar saddexaad oo...
Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta Maxjarka Indha-deero ee Magaalada Berbera ayaa markii u horaysay ka hadlay waxa uu ku salaysan yahay Khilaaf ka dhexeeya iyaga iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

