Madaxweynaha Turkiga oo Dhistay Qasriga ugu ballaadhan Adduunka iyo Xaddiga Lacagta ku baxday
ANKARA (SLpost)- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo muddo laba bilood ah hayey xilka madaxtinimo ee dalkaas, ayaa isaga guuray Qasrigii hore uu...
“Arrin Ganacsi ah oo Ganacsadayaasha Alla-Yasir iyo Al-Jaabiri Baratankooda ah ayaa Daruurtiisu ku hoortay Berbera” – Xildhibaan Qabille
BERBERA (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doorto gobolka Saaxil, ayaa sheegay in shaqaaqada Isniintii...
Dhakhaatiir lagu afduubay Soomaaliya iyo Kooxda Al-Shabaab oo lagu eedeeyey
Muqdisho (SLpost)- Shan qof oo Shaqaale Caafimaad ah oo saddex ka tirsani ay Dhakhaatiir yihiin, ayaa laga afduubay tuulo lagu magacaabo Cascasey oo ku...
Milatariga Dalka Nigeria oo Laayey Maxaabiis tira-badan iyo Sababta ay dileen
Abuja (SLpost)- Dad Shacab ah oo ay Ciidammada Millateriga dawladda Nigeria qabqabteen, isla markaana markii ugu dambaysay u qaadeen meel Xabsi loo malaynayey, ayaa...
Makhaayadda Inanta iyo Micnaheeda Miisanka Nolosha – W/Q: Haldoor Barkhad Jaamac Xirsi, La-taliyaha Madaxweynaha
Marka la maqlo magaca Makhaayada Inanta waxaa hubanti ah in badi bulshada qeybaheeda kala duwan si fiican u garan karaan waxay tahay iyo meesha...
Nuxurka Kulan Maayarka Gabiley La qaatay Dhiiggiisa magaalada Hardenber ee dalka Holland (SAWIRRO)
Hardenberg (SLpost)-Duqa Degmada Gabiley ayaa Maanta kullan kula yeeshay Dawlada Hoose ee Hardenberg Maayarka Degmada Hardenberg ee Dalka Netherland Peter Snijders . Kullanka labada Maayar...
Madaxweyne Siilaanyo oo Guddoomiye ku-xigeenka Wakiillada ku wareejiyey Mulkiyadda Guri Dawladdu leedahay (AKHRISO WARAAQDA)
HARGEYSA (SLpost)- Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo, ayaa guri dawladdu leedahay mulkiyaddiisa ku wareejiyay Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Md Baashe Maxamed Faarax. Nuqul...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

