HomeMadaxweynaha oo Shacabka Somaliland iyo qoyska Ilma Jaamac Samatar ka tacsiyeeyay Geerida...

Madaxweynaha oo Shacabka Somaliland iyo qoyska Ilma Jaamac Samatar ka tacsiyeeyay Geerida Marxuum Cabdilaahi Jaamac Samatar oo ku geeriyooday dalka Maraykanka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

u_106884d_2013-8-3-11-43-42f_tacsi-siilaanyo-316x300Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ehelkii, qaraabadii iyo Qoyska Ilma Jaamac Samatar ka tacsiyadeeyey geerida ku timi Marxuum Cabdilaahi Jaamac Samatar oo maanta ku geeriyooday dalka Maraykanka, waxaanu madaxweynuhu tacsi si gaar ah ugu diray Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah madax-dhaqameedka gobollada Gabiley iyo Awdal.

Sidaasna waxa lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo madaxweynuhu u diray Ehelkii iyo qaraabadii iyo dhammaan shacabka Somaliland ee uu kabaxay Marxuum.

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar iyo Dhamaan qoyska reer Samatar, isaga oo ka tacsiyadaynaaya Geerida ku timid Marxuum Cabdilaahi Jaamac Samatar oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka 08/11/2014.

Tacsi taasi la midana waxa uu madaxweynuhu u dirayaa Qoysaskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuumku.

Madaxweynuhu waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo,” sidaas ayaa lagu yidhi qoraal ka soo baxay xafiiska Afhayeenka madaxtooyada oo xambaarsanaaa dhambaalka tacsida ah ee madaxweynuhu u diray Qoyskii, ehelladii iyo qaraabadii uu marxuumku ka baxay.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories