HomeDawladda Hoose ee Hargeysa oo Baafinaysa Dadka iska leh 48 neef Lo'...

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Baafinaysa Dadka iska leh 48 neef Lo’ ah oo laga Raafay gudaha magaalada (DAAWO)

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa olole ay habeen hore ka sameeyeen jidadka faras-magaalaha iyo Suuqyada waaweyn ee Caasimadda ku raafay lo’ ku dhex nool isla markaana habeenkii u hoyata jidadka caasimadda, iyaga oo ka digtay haddii dadka xoolaha iska leh ka waantoobi waayaan xoolaha suuqa lagu sii dhex-daynayo inay dawladda hoose kala wareegi doonto mulkiyaddooda.

DAWOlolaha oo uu hoggaaminayey Agaasimaha Arrimaha Bulshadda ee Dawladda Hoose ee Hargeysa Khadar Yusuf Cali, ayaa habeen hore laga fuliyey suuqyada gobobinimo, Waaheen iyo jidadka magaalada, halkaas laga soo ururiyey in ka badan 40 neef oo lo’ ah, kuwaas oo lagu xereeyey goob dawladda Hoose ugu talo-gashay, halkaas oo lagu haynayo inta ay soo doonanayaan dadkii dhaqashadooda iska leh.

Agaasime Khadar iyo xildhibaannada Golaha deegaanka Hargeysa qaarkood oo shalay warbaabinta kula hadlayey Xero ay ku jiraan in ka badan 40 neef oo lo’ ah, ayaa sheegay in ciddii ku soo doonan wayda bixin wayda ganaaxa lagu soo rogay ay dawladda kala wareegaysa isla markaana neefkii mar labaad la qabto lagu wareejin doono dadka xannuunka dhimirku hayo ee ku jira cisbitaalka Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories