Madaxweyne Siilaanyo oo Kalsooni ka Muujiyey inuu Mar labaad Hanan Karo Hoggaaminta talada dalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu u taagan yahay murashaxnimada doorashada doorashada madaxtooyada ee la filayo inay dalka ka...
Saleebaan-Gaal oo ka hadlay Kulan Dhexmaray Guddoomiye Cirro iyo Go’aanka hakadka geliyey Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa markii u horeysay ka hadlay go’aan golahaasi ku hakiyey Ansixinta Xeer Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo...
Somaliland: Vice-president Saylici Meets with UK Delegation led by Lynne Featherstone in Hargeisa
Hargeysa (SLpost)- The Vice President Abdirahman Abddullahi Ismail "Saylici" met with a high-level delegation from the UK which included Lynne Featherstone, UK Parliamentary Under Secretary for International Development, Neil Wigan, the Ambassador for Somalia and Somaliland, Rachel Turner, the Head of Central and Eastern Africa, Phil Evans, Head of DFID, Pauline Seenan, DFID Lead, Somaliland, and Vicky Seymore, Private Sectary.
Somaliland oo dalkeeda u ogolaatay Oday-dhaqameed Mashruuc Siyaasadeed oo Qaranimada Liddi ku ah ka soo qaatay Dawladda Somaliya
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysay socdaal la filayo inuu dhowaan deegaanno ka tirsan gobolka Badhan ku yimaaddo Boqor Burhaan oo ah Boqorka...
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo si Adag uga hadlay Khilaaf garabyo iska soo horjeeda u qaybiyey Golaha Deegaanka Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa si adag uga hadlay khilaaf hore leh oo ka dhex-curtay Golaha Deegaanka...
Nuxurka Warqad Saleebaan-Gaal dhiggiisa Wakiillada kaga dalbaday Sixitaan Sharci iyo Jawaabta Guddoomiye Cirro ku celiyey
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa shalay qoraal kaga jawaabay warqad Guddoomiyaha Golaha Guurtidu kaga dalbaday wax-ka-beddel iyo sixid lagu...
Shan Khatarood oo Halis Ku ah Dunida – Qalinkii: Khaalid Ducaale
Sida ay qortay xarunta cilmi-baadhista ee PEW Research Center, waxaa dunida halis ku ah shan waxyaabood oo galin kara dunida khatar weyn, waxaa ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

