Khilaaf Cirka Isku-shareeray oo ka dhex-qarxay Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Xildhibaanno Eedo Culus u jeediyey Maayarka iyo ku-xigeenkiisa
Hargeysa (SLpost)- Khilaaf cirka isku shareeray ayaa ka dhex qarxay furitaanka kal-fadhiga 8aad ee Golaha Degaanka Hargeysa, kadib markii qaar ka mid ah xildhibaannada...
Telefishanka SKY NEWS oo Xog-waraysi Dhinacyo badan taabanaya la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland (DAAWO)
London (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa faahfaahin ka bixiyey siyaasadda xukuumadda Somaliland uga qorshayn dhiirri-gelinta Shirkadaha Caalamiga ah...
Wariye Raage Oomaar oo Khudbad Dhiirri-gelinaysa Maal-qashi lagu sameeyo Somaliland ka jeediyey Shirkii Maal-geshiga iyo Ganacsiga ee London (DAAWO)
London (SLpost)- Wariyaha Caanka ah ee Raage Oomaar oo wakhtigan ka hawl-gala isla markaana xilal sare ka haya telefishannada ITV iyo Channel 4, ayaa...
“Adduunyaa la joogaa, tii Aakhirona way dambaysaa, Sunnihii Islaamnimona wuu kaa muuqdaa, Hooyada cadceedda ku iibinaysa tamaandhada ee…” Wasiirka Madaxtooyada oo wax laga weydiiyey...
“Adduunyaa la joogaa, tii Aakhirona way dambaysaa, Sunnihii Islaamnimona wuu kaa muuqdaa, hooyada cad-cadeedda ku iibinaysa tamaandhada ee laga qaado cashuurta, ninka taajirka ah...
Nuxurka Kulan Xaasaasi ah oo Dhexmaray Muuse Biixi iyo Siyaasiyiinta Madasha Wada-tashiga
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee ku bahoobay Madasha Wada-tashiga, ayaa maanta ka wada-hadlay khilaaf ka taagan xuska...
CAWAR IYO CANJEEX – W/Q: Saddam Carab
Cidla ciirsi la’, gabaahiir iyo arladu waa geeri go’an. Abaar xun baa saamaysay degaanka. Xoolaha intii jilicsanayd way idlaysay. Aadamaha kuwo macalluul u bakhtiyey...
Xukuumadda oo ka hadashay Sababta ay Sahra Halgan uga joojisay Xafladda Xuska 30-guurada Shuhadada SNM
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka hadashay sababta Fannaanadda Sahra-Halgan ay kaga hor-joosatay inay qabato Xuska 30-guurada Maalinta Shuhaadadii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

