Monthly Archives: October, 2014

spot_imgspot_img

Dawladda Ethiopia oo dalkeeda Ka mastaafurisay Prof Cali Khaliif Galaydh iyo Sababta ka dambaysa

Addis Ababa (SLpost)- Hoggaamiyaha Kooxda la magac-baxday Khaatumo ee Nabad-gelyo-darrada ka wada deegaamada Bariga Somaliland, ayaa dawladda Itoobiya ku amartay inuu dalkeeda si deg-deg...

Hargeysa: Xaafad laga hirgeliyey Waddadii u horeysay ee Laami ah ee ay yeelato oo Shahaado-sharaf Guddoonsiisay Maayarka Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Wax-garadka, Haweenka, Dhalinyarada iyo Ciyaartoyga Xaafadda Goljano ee magaalada Hargeysa, ayaa maayarka Hargeysa guddoonsiiyey shahaado-sharaf ay ku maamuuseen wax-qabadkiisa iyo dhismaha waddadii...

Somaliland oo ka arrinsatay Qorshayaasha uga yaala Saamaynta Cudurka Ebola iyo Guddi Qaran oo la filayo in maalinta Berri ah la magacaabo

Hargeysa (SLpost)- Kulan balaadhan oo lagu dejinayey siyaasad-qaran oo ku wejahan ka-hortegga cudurka Ebola si aanu soo gaadhin Somaliland, ayaa maanta lagu qabtay magaalada...

Duufaanno Siyaasadeed oo ka dhex hillaacay Golaha Wakiillada iyo Mudaneyaasha Mucaaradka iyo kuwa Muxaafadka ah oo Mooshinno Maamuus ka xayuubin ah Isugu hanjabay

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaannada Xisbiga talada haya ee KULMIYE ee xukuumadda taageera iyo Xildhibaannada Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI taageera ee Golaha Wakiillada Somaliland ka...

Waddan Afrikan ah oo Muwaadiniinta Maraykanka iyo Spanish-ka ah ka baadhaya Astaamaha Cudurka Ebola

Kigali (SLpost)- Dabayaaqadii Bishii hore markii Maraykanka gudihii qofkii ugu horeeyey ee laga helo cudurka Ebola lagu arday, waxa uu walaac xooggan ka dhashay...

Wasiirka Qorshaynta oo ka hadlay Sababta ay xukuumaddu u qaaddacday shir lagu qabanayo Dalka Denmark oo Somaliland lagu marti-qaaday

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sababta ay Somaliland u qaaddacday ka-qayb-galka shir Copen-hagen ee dalka Denmark looguqabanayo Taageerada...

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Bilowday Diiwaangelinta Gaadiid noociisu ku fara-badatay gudaha magaalada

Hargeysa (SLpost)- Dawladda Hoose ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa bilowday diiwaangelin lagu tira-koobayo gaadiidka yar-yar ee dadweynaha, gaar ahaan kuwa Dukhaanka loo yaqaanno...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img