HomeSomaliland oo dalkeeda u ogolaatay Oday-dhaqameed Mashruuc Siyaasadeed oo Qaranimada Liddi ku...

Somaliland oo dalkeeda u ogolaatay Oday-dhaqameed Mashruuc Siyaasadeed oo Qaranimada Liddi ku ah ka soo qaatay Dawladda Somaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo dhawaysay socdaal la filayo inuu dhowaan deegaanno ka tirsan gobolka Badhan ku yimaaddo Boqor Burhaan oo ah Boqorka Beelaha Daarood oo xaruntiisu tahay magaalada Qardho ee maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo socdaalkiisa lala xidhiidhinayo inuu ku lug leeyahay arrimo siyaasadeed oo saamayn ku yeelan kara Somaliland.

Somaliland oo dalkeeda u ogolaatay inay yimaaddaan Oday-dhaqameed Mashruuc Siyaasadeed oo Qaranimada Liddi ku ah ka soo qaatay Dawladda SomaliyaBoqor Burhaan ayaa dhowaan magaalada Qardho kula kulmay raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh oo bishan horaanteedii socdaal ku yimi maamul-goboleedka Puntland oo khilaaf siyaasadeed u dhexeeyey dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ka hor intii aanay labada maamul kala saxeexan heshiis beesha caalamku goob-joog ka ahayd oo lagu soo af-jaray khilaafkii jiray, iyada oo Boqorkuna qayb ka ahaa Xalka lagu demiyey khilaafkaas.

Boqorka Burhaan oo hoggaaminaya madax-dhaqameed ka tirsan Puntland, ayaa la filayaa todobaadka soo socda inay socdaal ujeeddadiisa shaki weyni ka dhashay ku yimaaddaan magaalada Badhan ee xarunta gobolka Badhan, iyada oo halkaas ka socoto qaban-qaabada soo-dhawaynta Boqorka.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami oo ka mid ah madaxda dawladda ee u dhashay deegaanka uu Boqorku socdaalka ku imanayo, ayaa sheegay inaanay jirin xuduud gaar ah oo dabri karta madax-dhaqameedku inay tagi karaan deegaannada Soomaalida, balse waxa uu ka digay in socdaalkaasi ku lug yeesho arrimo siyaasadeed oo waxyeello u geysan kara qadiyadda iyo midnimada Somaliland.

Wasiirka oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu bulshada iyo weftiga Oday-dhaqameedka ah ugu baaqay in arrimaha dhaqan looga faa’idaysto socdaalka, balse waxa uu wasiirku hanjabay inay tallaabada ku habboon ugu jawaabayaan haddii la marin-habaabiyo waxa uu ku tilmaamay ujeedka dhaqanka ee socdaalka Boqorku daarran yahay.

HALKAN KA DAAWO WASIIR CADAMI

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories