“Madaxwayne Ku Xigeenku, Waa Nin Kulmiye Ah Ee Adigu (Cirro) Soo Bandhig Xeerka Aad Guurtida U Gudbisay, haddii aad wax ku dartay ka noqo...
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbil-xaakimka KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-Shabeel), ayaa Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland ka difaacay hadallo ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha...
“Cali Khaliif waa nin weyn oo Oday ah, xaaladda uu immika ku sugan yahayna waa xaalad aad u liidata, waxaanu ka xunnahay” – Xagla-toosiye
HARGEYSA (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye), ayaa maamul-goboleedka Puntand uga digay dhaq-dhaqaaqyo iyo ololeyaal ka dhan ammaanka deegaamo ka...
Dacar Muuq Dahabiya leh – W/Q: Guuleed Cumar Madar.
Sabool ama Faqiir waa qof aan waxba haysanin.Dadka faqiirka ah ee caalamka ku nooli waa malaayiiin, meelkastana way ku noolyihiin.wadamada ugu faqiirsan caalamka waxay...
“Is diiwaangelintu Waxay lagama Maarmaan u tahay Qof kasta oo Somaliland u dhashay kana Isiran dalka Jamhuuriyada Somaliland,Mid Yar iyo Mid Weyn”.
“Diiwaangeli Naftaada, Diiwaangeli Xaaskaaga,Diiwaangeli Ooridaada,Diiwaangeli Caruurtaada Isla Markaana Qaata Kaadhka Muwaadinka”. “Qofkasta oo u dhashay Somaliland Waa Waajib inuu is Diiwaangeliyo oo Qaato Kaadhka Jinsiyada,Kaas...
Isku Beddelkii Madaxweyne Siilaanyo ku Sameeyey Badhasaabyada Dalka Gobolladee Ku Aflaxay? Qalinka Mawliid Aadan Cumar
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), wuxu isku beddel guud ku sameeyey Guddoomiyeyaasha gobollada dalka sannadkii 2013-kii. Isku beddelkaas oo Madaxweynaha dalku ku...
Maareeyaha Guud ee Oomaar Global oo Shirkii Maalgashiga Somaliland ku soo bandhigay Doorka Shirkaddu kaga jirta Koboca dhaqaale ee dalka iyo adeegyada Bulshadaa
"Markii ay dadkani soo laabteen, ma jirin guryo ay seexdaan, cunto ay cunaan iyo biyo ay cabbaan, haba yaraatee waxba may jirin, xataa may...
Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi-qaran oo tafaasiil ka bixiyey Natiijada Kulamo magaalada Nairobi kula qaateen Qaadhaan-bixiyeyaasha taageera Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Saddexda Xisbi-qaran ee Somaliland oo maalmihii u dambeeyey socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Kenya, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

