Ninka ugu maal-qabeensan Dunida oo Shirkadda Telesom ku ammaanay Adeeggeeda Xawilaadda iyo Keydinta Lacagaha ee Zaad Services
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyhii hore ee Shirkadda samaysa Barnaamijyada Computerr-ada ee Microsoft, Bill Gates, ayaa shirkadda Is-gaadhsiinta ee TELESOM ku ammaanay adeeggeeda Zaad oo ah...
Siduu Noqon Doonaa Saamiga Kuraasta Goballada ee Mudaneyaasha Golaha Wakiilada ee doorkan? – W/Q: Garyaqaan Maxamed Axmed Cabdi (Bacaluul)
Waxay ahayd 29kii September, 2005tii , markii shacabweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ay si xor ah ugu soo baxeen, una doorteen wakiiladii ay ku yeelan lahaayeen...
80-jir Madaxweyne Siilaanyo uga Ashkatooday Dhac ay u geysatay Hay’ad ka mid ah Xukuumaddiisa iyo Wacad-fur uu kala kulmay Saleebaan-Gaal
“Madaxwayne, Waqtigii Cabdiraxmaan Tuur, waa tii aynu Meel Wada Seexan Jiray” Waayeel Cabasho U Gudbinaya Madaxwaynaha JSL Hargeysa (SLpost)– Maxamuud Maxamed Xuseen (Jaahuur Curaagte) oo...
Dayo iyo sabeennaha Daawo Kama dhexaysee! – Faysal Cumar Madar
Sanadkii hor ee Hijiryada ilaahow haraatidiisa nagadu kan cusubna hirddidiisa ilaahow na hareer mari. Somaliland oo aad moodo in dadkii wadnaha farta ku hayaan...
Abwaan Weedhsame oo Maanso DULMI-NECEB loogu wan-galay kaga qayb-galay Munaasibadda Somali Week Festival
Abwaanka Dhalinyarada ah Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) ayaa dhawaan magaalada London ee dalka Ingiriiska kaga qayb-galay Munaasibadda ay ku kulmeen hal-abuurka, qoraaga iyo xirfadleyaasha...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo reer Gabiley u laqimay tabasho-siyaasadeed oo 12-jirsatay
“Gabiley, anigu iskuma cusbin, 2001-dii markii ururrada la aasaasay, Kulmiye oon jirin, ururkii u horreeyey ee Gabiley yimaadda ayaanu ahayn. Halkii aad wax mariseenna...
Shirkadda Sagaljet oo munaasibad ballaadhan ku soo Bandhigtay Buugaag Madaxda Qaranku u bogeen Aqoonta ku duugan oo Laba hablood oo dhalinyaro ahi Qoreen
Shirkadda daabacaadda Xayaysiista ee SagalJet, ayaa munaasibad ay si heer-sare ah u soo qaban-qaabisay ku soo bandhigay laba buug oo ka hadlaya Arrimaha bulshada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

