HomeMadaxweyne Somaliland oo farriin Hambalyo, Duco iyo Dambi-dhaaf xambaarsan u u diray...

Madaxweyne Somaliland oo farriin Hambalyo, Duco iyo Dambi-dhaaf xambaarsan u u diray Shacabka

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa munaasibadda Ciidul-Adxada awgeed oo Berri ku beegan waxa uu farriin hambalyo iyo Duco isugu jirta Goleyaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culimo-awDiinka, Xisbiyada Qaranka iyo dhammaan shacabka Somaliland oo u rejeeyey inay sannadkan sannadkiisa ku gaadhaan barwaaqo iyo caafimaad-qab.

Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Shacabka Somaliland u rejeeyey inay caafimaad qab iyo bash-bash ku gaadhaan sannadkan sannadiisa dambe, waxaanu caafimaad-qab ugu duceeyey inuu Eebbe siiyo Bukaanka cusbitaallada iyo guryahooda u jiifa ee aan awoodin inay dammaashaadka Ciidaka ka qayb-qaataan xannuunka haya awgii.

siilaanyoWar-saxaafadeed dhambaalka hambalyada ah ee madaxweynaha lagu faafiyey oo ka so baxay xafiiska Afhayeenka madaxtooyada, ayaa u qornaa sidan: “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u dirayaa Dhamaan Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culima aw-diinka, Xisbiyada Qaranka, dhammaan Bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan bulsho-weynta Islaamka ee dunida, waxaanu munaasibada Ciidal Adxa awgeed Madaxweynuhu leeyahay uu shacbiga Ciid-Mubaarik, Ciidal-caafiya, kullu-caam wa-antum bikhayr.

Waxaanu Illaahay inooga rajaynayaa in uu ciiddan ciiddeeda inagu gaadhsiiyo caafimaad, cibaado, bash-bash iyo barwaaqo, inta Bukta ee u jiifta xanuunnada ee aan inala ciidayna ALLE uga baryayaa inuu ka dulqaado Xanuunka, caafimaad taamana siiyo, intii dhimatayna ALLE u naxariisto una dambi-dhaafo,”Sidaas ayuu lagu yidhi dhambaalka hambalyada iyo ducada isugu jira ee madaxweynuhu shacabka u diray.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories