Milicsiga Dagaalkii Soomaaliya iyo Itoobiya 1977-kii. Q.5aad – W/Q: Cali Cabdi Coomay
Ku Biriidii Dagaalka ee Midowga Soofiyadka Hase yeeshee, markii ay ciidamada Soomaalidu u jihaysteen dhinaca Addis Ababa waxaa dagaalka si toos ah u soo galay...
SOMALILAND Ma Qaadi Kartaa Laba Doorasho oo Isa Saaran? – QALINKII: Garyaqaan Maxamed Axmed Cabdi Bacaluul
Wada-qabashada Doorashooyinka Madaxtooyada iyo wakiiladu ayaa muuqata inay tahay arrin ay isku raaceen axsaabta siyaasadda iyo doorashooyinka. Heshiiskani uma muuqdo mid ay dhinacyadu raali...
Jamaal Cali Xuseen oo siyaabo kala duwan uga hadlay Laba Qodob oo uu xukuumadda midkood ku ammaanay midna ku dhaliilay
Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa soo dhaweeyey tallaabada hay’adaha ammaanka iyo kuwa sharcigu ka qaadeen Askarigii dhowaan magaalada Gabiley...
Madaxweynihii hore ee Somaliland oo Farriin Hambalyo iyo Duco ah Hawada u soo mariyey Shacabka
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa Munaasibadda Ciidul-Adxada darteed waxa uu Hambalyo, Bogaadin Duco u diray guud ahaanba ummadda Muslimiinta...
Madaxweyne Siilaanyo oo Kumanaan Shacabka Reer Hargeysa la oogay Salaadda Ciidul-Adxada iyo Jewigii Suuqa Hargeysa oo uu Lug ku dhexmaray
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa saaka la tukaday kumanaan ka mid ah shacbiga ku dhaqan Caasimada Somaliland ee...
CIID MUBAARAK: Bahda Shabakadda Somalilandpost iyo Hambalyada Ciidal-Adxada
Munaasibadda barakaysan ee Ciidal-Al-adxada oo ku beegan maalinta Berri oo taariikhda Hijriyadu tahay 10-ka Dulxijah, ayaa looga dabbaal-degayaa dhammaanba dunida Islaamka. Haddaanu nahay bahda Shabakadda...
Xuska sannad-guuraad labaad ee ka soo wareegtay Geeridii Marxuum Gaarriye oo Hargeysa lagu Qabtay
Hargeysa (SLpost)- Munaasibad la xusayey sannad-guuradii labaad ee ka soo wareegtay Geeridii Alle ha u naxariistee Abwaankii weynaa Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye), ayaa habeenkii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

