HomeJamaal Cali Xuseen oo siyaabo kala duwan uga hadlay Laba Qodob oo...

Jamaal Cali Xuseen oo siyaabo kala duwan uga hadlay Laba Qodob oo uu xukuumadda midkood ku ammaanay midna ku dhaliilay

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa soo dhaweeyey tallaabada hay’adaha ammaanka iyo kuwa sharcigu ka qaadeen Askarigii dhowaan magaalada Gabiley ku toogtay Taliyaha Saldhigga booliska degmada Arabsiyo oo todobaadkii hore ku geeriyooday cusbitaalka Guud ee Hargeysa oo xaalad caafimaad loogu keenay dhaawacyo ka soo gaadhay rasaas askarigaasi ku furay taliya.

Jamaal Cali Xuseen oo siyaabo kala duwan uga hadlay Laba Qodob oo uu xukuumadda midkood ku ammaanay midna ku dhaliilayJamaal Cali Xuseen waxa uu sheegay ku taageersan yahay madaxweynaha go’aanka ku shaaciyey in cadaaladda la keeno si shacbiga loo tuso in gacan-ku-dhiiglaha qof dil u geystay lagu abaal-mariyo sharciga si looga hortago amni-darro ka dhalata dilalka soo noq-noqanaya. Waxa uu Jamaal xukuumadda ku dhaliilay inay ka gaabisay fulin la’aanta xukunnada dilka ah oo dad badani xabsiyada ugu jiraan muddo sannado ah.

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen waxa uu dhinaca ka hadlay isla markaana shaki xoog leh ka muujiyey Ciidanka Cusub ee Ilaallada Sahanka iyo baadhista Kheyraadka dalka oo madaxweyne Siilaanyo dhowaan digreeto ku abuuray, kuwaas oo ka tirsanaan doona, maamul ahaanna hoos-imanaya Taliska Booliska Somaliland.

Murashaxa Madaxweynaha ee UCID waxa uu arrimahan iyo qodobbo dhowr ah oo kale kaga hadlay mar uu maanta warbaahinta kula hadlayey magaalada Hargeysa ka dib markii laga soo baxay Salaaddii Ciidul-Adxaha oo si weyn la isugu soo baxay dhammaan gobollada iyo degmooyinka dalka.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories