HomeIngiriiska oo Cabsi ka qaba in dalkoodu noqda Meesha ugu badan Qaaradda...

Ingiriiska oo Cabsi ka qaba in dalkoodu noqda Meesha ugu badan Qaaradda Yurub ee laga helo Cudurka Ebola

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

London (SLpost)- Dawladda Ingiriiska, ayaa shaki ka muujisay in qaar badan oo ka midah muwaadiniinteeda ama dadka socdaallada ku tagaya dalkaas laga heli doono astaamaha cudurka Ebola bilaha soo socda, iyada oo ilaa wakhtigan baadhitaanno laga wado garoomada diyaaradaha ee dalkaas.

Sida ay sheegtay haweenayda madax ka ah wasaaradda Caafimaadka ee Ingiriiska oo lagu magacaabo Dame Sally Davies, ayaa sheegtay inay bilaha soo socda filayaan kiisas badan oo cudurka Ebolaha ah.

haweHaweenaydan oo difaacaysay dhaliilo loogu jeediyey dawladda UK in baadhitaannada lagu hubinayo cudurka Ebolaha ee laga wado madaarrada dalkaasi inay yihiin arrimo siyaasadeed, ka dib markii ay la helay farriimo E-maillada ay isugu direen dhakhaatiirta dalkaas oo sheegayey in baadhitaannadu yihiin arrimo siyaasadeed, waxa ay sheegtay in baadhitaannadani badbaadinayaan nolosha dadka u dhashay UK.

Dalka UK ayaa dhowaan bilaabay inay dadka madaarrada ka soo dega laga baadho astaamaha cudurka Ebola, ka dib markii dalka Maraykanka oo qof ka tagay qaarada Yurub ugu dhintay cudurkaas si xooggan looga bilaabay baadhitanno dadka lagu samaynayo.

Cudurka Ebola oo horaantii sannadkan ka dillaacay waddamada Galbeedka Afrika, ayaa ilaa wakhtigan galaaftay nolosha in ka badan 4,000 oo qof, sida ay sheegtay qaramada Midoobay.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories