“Waxaan Shirkadda Dahabshiil ka raalli-gelinayaa qoraal cabasho ah aan ka baahiyey” Cabdicasiis Cali Nuur
“Anigoo ah Eng. Cabdicasiis Cali Nuur, waxaan raalli-gelin ka siinayaa Shirkadda Dahabshiil qoraal cabasho ah oo aan qoray toddobaadkii hore, isla markaana Asxaabta Facebook...
Madaxweyne Siilaanyo oo digreeto uu soo saaray ku abuuray Ciidanka ilaalinta Sahanka iyo Soo-saarka Shidaalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer madaxweyne dhaqan geliyey aasaasida Ciidanka ilaalinta ammaanka goobaha laga wado sahaminta Shidaalka iyo...
Madaxweynaha Somaliland oo war ka soo saaray diiwaangelinta Madaniga ah oo uu qaatay Kaadhkii ugu horreeyey oo Taariikhdiisa dhalashadu Qaldan tahay
Maxaa sababay kala-duwanaanshaha Taariikhdii dhalashada ku xusan laba Diiwaangelinood oo Afar Sanno u dhaxayso!? Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa...
Sheekh Aadan Siiro Muxuu ka yidhi Dilkii Saraakiisha Ciidanka, fulin la’aanta Xukunnada Dilka iyo Dhibaatada ay Shacabka iyo ammanka ku hayaan Dhalinyarada Xaafadaha ka...
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay dilkii saraakiisha Ciidanka Qaranka loogu geystay deegaanka Qorulugud ee gobolka Buuhoodle, kaas oo...
Afhayeenka Madaxtooyada oo Cudur-daar aan garowshiinyo lahayn ka bixiyey sababta warbaahinta Madaxa-bannaan looga horjoogsado Su’aalo ay madaxweynaha weydiiyaan
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland, Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa sababaha warbaahinta looga horjoogsado inay su’aalo weydiiyaan madaxweyne Siilaanyho cudur-daar uga dhigay nidaam xumo ka...
Xukuumadda Somaliland oo Jawaab ka bixisay Hadal Naxli Xambaarsan oo ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya
Wasiirka Madaxtooyada oo Shacabka ku dhiirri-geliyey Diiwaangelinta Madaniga ah, Shaaciyeyna wakhtiga la diiwaangelin doono Dadka Ajaanibka ah ee dalka ku sugan Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland,...
Ciidanka Qaranka oo ku hareeraysan Masuuliyiin iyo Ciidamo Puntland ah oo ku go’doonsan Dhahar iyo Khasaaraha dagaal dhexmaray labada dhinac
Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Khasaaraha Dagaalka, Qaabka uu ku bilaabmay iyo Xaaladihii u dambeeyey ee magaalada Dhahar Dhahar/Hargeysa (SLpost)- Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

