Monthly Archives: September, 2014

spot_imgspot_img

THE FLAGRANT LIE OF HERSI TOUCHED THE UNTOUCHABLE..‏

The ignorant always thinks he can cheat the people all the time and he lives in a sea of lie and deceit. In many...

BREAKING NEWS: Dawlada Maraykanka oo Shaacisay geerida Hoggaamiyihii Kooxda Al-Shabaab

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Gaashaan-dhigga Maraykanka, ayaa shaaca ka qaadday inuu geeriyooday Hoggaamiyihii Kooxda Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo isaga iyo saraakiil sar-sare oo kooxdaas...

Al-Shabaab oo Wacad ku Martay inay ka Aar-goosato Maraykanka, shaacisayna Khasaaraha ka soo gaadhay Duqeyntii Todobaadkan Madaxdooda lala beegsaday

Muqdisho (SLpost)- Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanka Soomaaliya, ayaa ka hadashay khasaaraha ka dhashay weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanku ku qaadeen goob...

SOMALILAND: Maxaa ka jira in Hay’ado caalami ahi Jeelasha Mushahar ku siiyaan Maxaabiista dilka ku xukuman?

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababaha fulin la’aanta Kiisaska Maxaabiista dilka Maxkamaduhu ku xukumaan, isla umarkaana waxay jawaab ka...

Wasiir Cadami iyo Masuuliyiin kale oo ka Qayb-galaya Shirka Xingalool oo saamayntiisa Walaac laga muujiyey

Ceerigaabo (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in isaga iyo Xunbo weheliyaa ay ka qayb-geli doonaan gunaanadka Ducada Shirka...

Muxuu Madaxweyne Siilaanyo kaga jawaabay tabashooyinkii Madax-dhaqameedka Beelaha Awdal ka uga gudbiyeen Saami-qaybsiga Dawladda?

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddi u xil-saaray u-kuurgelista iyo daraasaynta tabasho xambaarsan saluug dhinaca saami-qaybsiga hay’adaha dawladda ah...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo fashiliyey tabcooyin siyaasadeed iyo qaar sharci oo Xukuumaddu ku baajinayso Doorashooyin Wakhigooda ku qabsooma

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani iyo Golaha Wakiillada ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa iftiimiyey tallaabooyin uu sheegay inay caqabad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img