“Axmed Godane Nin Aan Odaygiisii Ahay Weeye, Laakiin Walaalaheen Ayaan Noo Ogolaanayn Inaanu Soo Dhawayno Geeridiisa” – BUUR-MADOW
“…Cabdiraxmaan-Tuur, Cigaal & Siilaanyo Annaga Inta Beeshayada Nin Cariish Ka Samaystay Dawladda ma jiro….Rayaale & Saylici Baa Dawladdan Guryaha Ugu Waawayna Ka Dhistay” Hargeysa...
Isbedelka xadaraada iyo Xuquuqda Dumarka (1aad)- W/Q: Naciimada Cabdi Galiixe
Xilligii samaan jaahiliga (Islaamka ka hor) ruuxa dumarka ah qabaa’ilka Carbeed waxay u arkayeen waxaan qiimo lahayn oo way quudhsan jireen, haddii qofka yar...
Daawo FILIM laga sameeyey Taariikhda Qadiimiga ah ee ay Caanka ku tahay magaalada Saylac (Daawo Documentary)
Hargeysa (SLpost)- Magaalada Saylac oo ah magaalo-madaxda gobolka Selal ee Somaliland, waxa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu qadiimsan geeska Afrika, waana magaalada Ugu...
SANAAG: Maxkamad Xukun ku Ridday Taliye Boolis oo Tacaddi iyo sharciga oo uu baal-maray lagu eedeeyey
Ceerigaabo (SLpost)- Maxkamadda gobolka Sanaag, ayaa xukun sannad iyo lix bilood oo xadhig ah ku ridday Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolkaas Xasan Ismaaciil Yuusuf,...
Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Tacaddiyada Kufsiga Haweenka ee lagu eedeeyey Ciidammada AMISOM
Muqdisho (SLpost)- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadashay Tacaddiyo Kufsi iyo xad-gudubyo xuquuqada Aadamaha ka dhan ah oo lagu eedeeyey inay Ciidanka Midawga Afrika...
Somaliland oo yeelatay E-Passport iyo Madaxweyne Siilaanyo oo noqday Qofkii u horeeyey ee magaciisa lagu xardho
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay baasaboor Cusub oo nooca Electrooniga ku shaqeeya (E-Passport)...
Guddiga Cadaalladda oo Go’aan ka soo saartay Lacago Sharci-darro oo Dadka lagaga qaado Maxkamadaha
Hargaysa (SLpost)- Lacago sharci-darro ah oo Maxkamadaha lagaga qaadi-jiray gal-dacwadeedyada Madaniga ah, ayaa gebi ahaantooda laga mabnuucay in lagu qaadi xafiiska adeegyada sharci fuliya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

