Monthly Archives: September, 2014

spot_imgspot_img

Madaxweyne ku-xigeenka oo markii u horeysay ka hadlay Tabasho Madax-dhaqameedka Beeshiisu u gudbisay Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa markii u horeysay si caam uga hadlay tabashooyin dhinaca saami-qaybsiga ah oo madax-dhaqameedka...

Israa’iil oo Shuruud nacayb Falastiiniyiinta u hayso ka tarjumaya ku xidhay Safiir Cusub oo Dawladda New Zealand u magacowda dalkaas

Wellington (SLpost)- Dawladda Israa’iil, ayaa ku gacan saydhay Safiir cusub oo waddan New Zealand u magacaabay inuu u qaabilsanaado waddankaas, ka dib Markii ay...

OGEYSIIS ku socda dhammaan bulshada Afka Soomaaliga ku hadasha

Warbaahinta Afka Hooyo Ku Hadasha Iyo Akhristayaashooda. Dhegeystayaashooda iyo Daawadayaashoodaba WAxa Loogu Bushaaraynaya In Ay Booqdaan Degel Cusub Oo Loogu Wanqalay Waayeel Media. Dhamaan Bahda...

Koox adeegsanaysa Gaadhiga Wasiirka Daakhiliga oo Lix Saacadood Afduub u haystay Wariye ka tirsan Bahda Saxaafadda Somaliland

Lixda Saacadood ee ay Afduubka u haysteen, waxay isaga gudbeen Hargeysa, Arabsiyo ilaa tuulada Cadaroosh ee gobolka Hargeysa Hargeysa (SLpost)- Koox sheegatay inay ehel yihiin...

Jamaal Cali Xuseen oo saluug ka muujiyey Jawaabta Madaxweynuhu ka bixiyey Tabashooyinka Madaxda Dhaqanka Awdal ka tirsanayaan Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa ka hadlay tabashooyinka Madax-dhaqameedka gobollada Awdal iyo Selal u gudbiyeen madaxweynaha iyo...

Dhammaan Dadkani waxa ay tacsi u dirayaan Qoyska iyo Qaraabada uu ka baxay Marxuum Muxumed Ileeye oo..

Fuad Ahmed Nuh Abdi Osman Geele Hussein Jama Ahmed Ahmed Ismail Faliidh Abdirahman Abshir Ahmed Abdihakim Hashi Ahmed Ali Ismail Ahmed Abdiqani Diiriye Yusuf Jamal Haybe Sooyaan Suleiman Jama Mohamed Ayanle Ahmed Yacqub Mohamed Ibrahim...

Daawo Muuqaalka Qaabkii loo fuliyey Weerarkii lagu khaarajiyey Hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane

Akhriso Xogta iyo macluumaadka loo isticmaalay Fulinta Weerarkii lagu dilay Hoggaamiyihii Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane Hargeysa (SLpost)- Waxa markii u horeysay la shaaciyey Muuqaalka qaabkii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img