HomeGolaha Wasiirrada Xukuumadda Siilaanyo oo Meel-mariyey Odoroska Miisaaniyaddii ugu tirada badnayd ee...

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Siilaanyo oo Meel-mariyey Odoroska Miisaaniyaddii ugu tirada badnayd ee Somaliland yeelato

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa shirkooda todobaadlaha ah oo maalinta Khamiista isugu yimaaddaan, waxay kulankooda maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweyne Siilaanyo ku ansixiyeen Oddoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2015-ka oo noqonaysa miisaaniyaddii ugu xaddiga badnayd ee dalku yeesho.

golaha wasiirradaWasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Wasiirrada u sharraxay, warbixin-na ka siiyey oddoroska Miisaaniyadda sannadka soo socda oo ka badan tii sannadkan dhammaadka ku dhow, taas oo sida lagu sheegay war ka soo baxay madaxtooyada, noqonaysana Miisaaniyaddii ugu tirada badnayd ee dawladda dhexe ee Somaliland yeelato muddada rubuc-qarniga ah ee ay jirtay.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda madaxweyne Siilaanyo, ayaa meel mariyay Oddoroska Miisaaniyad-sannadeedka 2015-ka oo Caddadkeedu dhan 251 Milyan oo Dollar, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul oo nuxurka kulanka maanta warbaabinta u faahfaahiyey.

Odoroska Miisaaniyadda 2015-ka, waxa ay ka badan tahay tii sannadkii hore 40 Milyan oo Doollar, waxaana la qorsheeyey in Miisaaniyadda sannadkan ee Dawladda dhexe noqoto 180 Milyan oo Doollar, halka dawladaha Hoosena la odorosay inay noqoto 71 Milyan oo Dollar oo wadartoodu isku noqonaysa $251-Milyan.

Miisaaniyadda sannadka 2015-ka waxa ku kharashka Diiwaangelinta Madaniga ah oo la filayo inay dhawaan dalka ka qabsoonto.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories