Cawayska Kulanka Fanaaniinta Ugu Caansan Geyiga Soomaalida iyo Bandhig-faneed aan loo kala hadhin oo ay diyaariyey reer Hargeysa
FANAANIINTA ugu caansan Soomaaliyeed wakhtigan la joogo, ayaa bandhig-faneed aanay u kala hadhin ku qabanaya Hotel Crown ee magaalada Hargeysa marka ay taariikhdu tahay...
Yuhuudda ku Dhaqan Waddanka Guatamela oo La Kulmay Qax iyo Barokac la mid ah Xasuuqii Gaza laga geystay
Hargeysa (SLpost)- In ka badan 230 Yuhuud ah oo dhaqan Galbeedka waddanka Waddanka Guatemala ee ku yaala qaaradda Latin Ameerika, ayaa ka barokacay guryahoodii,...
Ururrada Qurbejoogga Somaliland ee Yurub oo Ciidanka Qaranka ku bogaadiyey Hawl-galka ay kula wareegeen Saax-dheer
London (SLpost)- Guddiga Sare ee Dalladda SSE oo ay ku midaysan yihiin Ururrada Jaaliyadaha Somaliland ee Qaaradda Yurub, ayaa ciidanka Qaranka ku hambalyeeyay guusha...
“Waxan leeyahay Somaliland waa labada hareerood, calooshuna waxba ma ahee wasiirul-khaarajiyaha hala Bedello oo labada Hareerood hallaga dhigo” – Xildhibaan Obsiiye
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo Ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland iyo Arrimaha kasoo cusboonaaday Deegaanada Bariga...
Muxuu Komishanka Doorashooyinka Somaliland ka yidhi Go’aanka Madaxweyne Siilaanyo ku kala diray?
Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay qoraal la sheegay inuu madaxweyne Siilaanyo ku kala diray, ka dib markii muddo-xileedkii ay hayeen dhammaaday. Guddoomiyaha...
WAA SIXIR SIYAASIGU (Maanso) – W/T: Cabdirisaaq Maxamed (Abwaan Oday)
Maansadani waxay soo baxday Gu’gii 09-Jan-2012 oo uu tiriyey Hal-abuurka da’da yar ee Cabdirisaaq Maxamed Cabdilaahi (Abwaan Oday) waxay maansadani hogatusalaynaysaa, Bulshada waxaanay Daaha...
Afarta Wasiir Een Dhicin Iyo Talada Madaxweyne Silaanyo Mayla Aragteen! – W/Q: Mawliid Aadan Cumar
Taariikhdu waa isbedelka nolosha noolaha iyo bey'adda Illaahay ku uumay oo si taxane ah loo qoray loona sameeyay magacyo laysla yaqaan oo dhamaan aadamaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

