HomeXAGLA TOOSIYE: “Cali Khaliif iyo inta kale haddii ay Daacad ka tahay...

XAGLA TOOSIYE: “Cali Khaliif iyo inta kale haddii ay Daacad ka tahay inay danta Dadka ka shaqeeyaan Waanu soo dhawaynaynaa…”

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed-Kaar (Xagla-toosiye), ayaa shacbiga ku noo gobollada Bariga Somaliland gaar ahaan Sool, Buuhoodle iyo Xalin ugu baaqay inaanay masiirkooda ummadeed ku halleynin siyaasiyiinta khal-khal siyaasadeed iyo nabad-gelyo-darro ka wada deegaamadooda ee uu ka mid yahay Prof Cali Khaliif Galleydh.

DSC_0315Wasiirka Caafimaadka Somaliland waxa uu dawladda Soomaaliya ugu baaqay in ay fara-gelinta siyaasadeed ka daayaan Somaliland, isaga oo hadalkiisa ula jeeda taageerada ay siyaan kooxda la baxday Khaatumo ee fadhiisinkoodu yahay magaalada Saax-dheer ee Koonfurta gobolka Sool.

Wasiirku waxa kale oo uu ugu baaqay Beesha Caalamka, gaar ahaan cid kasta oo siyaasad ama dhaqaale ku taageerta Kooxda Khaliif hoggaamiyaha u yahay ee khal-khalka nabadgelyo-darro gobollada Bariga Somaliland ay faraha kala baxdo isla markaanaaanay horseed u noqon inay siyaasiyiinta qurbejoogga ahi burburiyaan mustaqbalka iyo aayaha shacabka ku dhaqan deegaannadaas oo xagga horumarka iyo adeegyadoodu bulshadu heer ahaan ka hooseeyaan gobollada kale ee Somaliland.

DSC_0169Dr Saleebaan Ciise oo caawa khudbad miisaan leh ka jeediyey xaflad xukuumaddu ku marti-qaadday Qurbejoogga dalka ku sugan, waxa kale oo uu ka hadlay doorashada Cali Khaliif loogu doortay hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo, waxaanu ku dooday inaanay shacbiga gobolladaasi raalli ka ahayn isla markaana aanay taageeranayn nabadgelyo-darrada shakhsiyaadkaasi kawadaan deegaankooda.

HALKAN KA DHEGAYSO

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories