Monthly Archives: August, 2014

spot_imgspot_img

Cabdiraxmaan Cirro iyo Muuse Biixi oo Safar ujeeddooyin kala duwan xambaarsan ugu baqoolay Dalka Itoobiya

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka Haya ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),...

Jaalliyada Somaliland ee Germany oo Hambalyo u diraya Meherka Mustafe future iyo Xaaskiisa

Guddoomiyaha Jaalliyada Somaliland ee Waddanka Germany Maxamed Xuseen Dhacsi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Xidhiidhiyaha Jaaliyada Bushaaro Jaamac Saalax, Guddoomiyaha Kulmiye ee Dhalinyarada Germany C/risaaq...

Mucaaridku Doorasho Diyaar uma aha, Inay Dib u Dhacdona way ku Ducaysanayaan!!

1. HORDHAC: Siyaasadda hagta Xisbi Siyaasi ah oo Qaran (Muxaafid iyo Mucaaridba) waxay u baahantahay Hayal-samaan iyo argti Siyaasadeed oo aad u xeel-dheer taasoo...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Hanjabaad u Jeediyey Dadka Dhaliila Garsoorka Dalka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Dr. Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa weedho digniin iyo hanjabaad kala duwan xambaarsan u jeediyey dadka farta ku...

Tani Maaha Shaqadaydii! – W/Q Khadar Nuux Yoonis‏

Waxa meesha ka buuxa dhalinyaro faro badan,wax shaqo ah ma hayaan maalin walba sidii ay u lehi lahaayeen ayay xafiisyada u buuxiyeen iyo goobaha...

Most of president Silanyo’s ministers act like Joseph Goebbels (Adolf Hitler’s propaganda ministers)

The most important assignment for any official appointed by president is praise him and engage an intensive propaganda campaign to beauty the image of...

Dhegayso: Baraamijka Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad iyo Qodobbo Xiiso leh

Halkan ka dhegayso Barnaamijkii Todobaadka ee Idaacadda Radio Hirad oo xambaarsan Warar iyo Qodobbo kale oo xiiso leh. Radio Hirad waa Idaacad ku hadasha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img