HomeMadaweynaha Kooxda la Baxday Khaatumo, Cali Khaliif, oo Shaaca ka Qaaday Inuu...

Madaweynaha Kooxda la Baxday Khaatumo, Cali Khaliif, oo Shaaca ka Qaaday Inuu Is-casilay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Saax-dheer (SLpost)- Cali Khaliif Galaydh oo maalintii khamiistii ee ay nu soo dhaafnay  tuulada Saaxdheer ee gobolka Sool loogu doortay Madaxweynaha kooxda la baxday Khaatumo State,ayaa guushii doorashadiisa  maalin ka dib  ku dhawaaqay is-casilaadisa.

cali khaliif galaydhCali Khaliif Galaydh oo Khamiistii dorraad loo doortay Madaweynaha kooxda la baxday Khaatumo State, ayaa hore uga tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya, laakiin markii xilkan, waxa uu maanta oo Sabti h ku dhawaqay in u iska casilay xubinnimadii baarlamaanka Soomaaliya isagoo tilmaamay in aanay sharci ahayn in uu ahaado xildhibaan  ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya hayona xilka Madaxweynaha Khaatumo State,waxaanu ugu dambayn go,aansaday in uu  doortay in uu u madax bannaanaado xilka Khaatumo State oo kaliya.

Xildhibaankan Is-casilay ee loo doortay Madaxweynaha kooxda Khaatumo,ayaa dawladda Soomaaliya ka dalbaday in ay Kaatumo State u aqoonsato Maamul goboleed ka mid ah maamulada Soomaaliya,kana taageerto dhinacyda dhismaha maamulka.

Cali Khaliif Galaydh,ayaa Madaxweyne u ah koox aan deegaan toos ah oo ay ka talisaa aanu jirin marka laga reebo degmada Buuhoodle iyo tuulada Saaxdheer oo lagu doortay.

Waxaana dhinacyada ka xiga Somaliland oo uu dagaal u dhexeeyo iyo Maamul goboleedka Puntland oo qudhooda xabadi dhex taallo,iska markaana dhulka uu sheeganayo in uu madaxweyne u yahay ayaa deegaan ahaan ka tirsan Somaliland,halka ay ku muran san yihiin Somaliland iyo Puntland.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories