HomeRamadaanta iyo Ramadkeeda! (4aad) - Diyaarintii: Guuleed Cumar Madar.

Ramadaanta iyo Ramadkeeda! (4aad) – Diyaarintii: Guuleed Cumar Madar.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Waxa uu ka kooban-yahay sannadku (12) laba iyo toban bilood, bishani waxay ka mid tahay bilaha ugu barakada badan, waxa ayna dheertahay bilaha kale, astaamo faro badan oo Axaadiista Rasuulka (N.N.K.H.A) iyo Qur’aanka Kariimka ahba ku soo arooray. Kuma soo koobi karno qoraalkan, balse inta karaankayga ah ayaan maanta ku soo gudbin doonaa Qormadan.

 

guuleed MadarWaa xikmad Alle (S.W.T) in Aadamuhu kala karaamo bato, goobuhu kala barako badnaadaan, sidoo kale biluhuna kala fadli iyo karaamo bataan. Bishani waxa ay kaga fadli iyo barako badantahay bilaha kale astaamahan hoos ku xusan:

1-      Waxa la furaa alabaabada Jannada, sida uu inoo sheegay rasuulkeenu (n.n.k.h.a). Axaadiis kala duwana ay ku soo wariyeen asxaabtii Rasuulku Alle (s.w.t) haka raali ahaadee.

2-      Habeenka ugu horreeya bishan Ramadaan waxa la xidhaa dhamaan albabada Naarta, Shayaadiinta.

3-      Wwaxa la dhaafaa dunuubta wixii aan ka ahayn dunuubta waawayn, sida shirkiga iyo wixii la mida.

4-      Qofka cimraysta bishan Barakaysan abaalmarinteeda waa la libin laabaa.

5-      Bishan waxa soo dagay Qur’aanka Kariimka ah.

6-      Waxa ku jira habeenka qadriga, oo ka khayr badan kun habeen.

7-      Waxa ay leedahay bishan oo la tukadaa la oogaa waqtiga salaada cishe ka dib salaad loo yaqaano “Taraawiix”.

8-      Bishan waxa ay leedahay cibaado loo yaqaano “ictikaaf”, oo ah in aad dar Illaahay u gasho masjid ood ku sugnaato muddo cayiman adoo niyaysanaya cibadadan .

9-      Waa bisha aadka loo dadaalo ee la barto qur’aanka kariimka ah , sida ka sugnaatay rasuulkeena (n.n.k.h.a) waxa uu la kulmi jiray habeen wal oo Ramadaan ah Malaku Jibriil.

10-   Waa bisha wax la baxsado “Sadaqada” waxa uu sheegay rasuulku (n.n.k.h.a) qofka qof sooman quudiya inuu leeyahy ajarkiisa oo kale , iyada oon qofka sooman ajarkiisa waxba laga nusqaamin… La soco qaybaha dambe .

Qalinkii: Guuleed Cumar Madar.

Guuleed_madar@hotmail.com

Frankfurt, Germany.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories