Madaxweynaha Somaliland oo beesha Caalamka u iftiimiyey sida aan Indhaha Looga Qarsan Karin Xaqiiqada ka Jirta Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Beesha caalamka iyo Hay’adaha adduunka u soo jeediyey inaanay indhaha ka qarsan xaqiiqada...
Waxyaabaha Xoogga lagu saarayo Shirweyne Magaalada Hargeysa uga furmay Somaliland iyo Deeq-bixiyeyaasha Caalamka (DHEGAYSO)
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay Shirweynaha lixaad ee Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamka ee Somaliland ka taageera...
Garsoore ka tirsan Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo si Hufan u soo bandhigay Sababaha horseedka u ah Caddaalad-darrada iyo Tabashooyinka Shacabka ka tirsadaan Garsoorka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Garsoore Jamaal Xuseen Axmed (Mandela) oo ka tirsan Maxkamadda gobolka Maroodijeex, ayaa soo bandhigay caqabado baaxad leh oo ku gudban Madax-bannaanida Garsoorka...
Wasiirka Madaxtooyada oo Dhegax dhig iyo Xadhig-ka-jaris ku sameeyey 10 KM oo Xukuumaddu ku darsatay dhismaha Waddada Cad
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta xadhigga ka jaray 5 Kiilomitir oo ka mid ah dhismaha Waddada Cad...
Boorama iyo Mataanteeda Ingiriiska oo weli ku Hawlan Bandhig-faneed lagu Xoojinayo Xidhiidh soo Jireen ah oo labada magaalo ka dhexeeya (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Bandhig-fanneed dhowr maalmood socday laguna xoojinayo Xidhiidhka soo-jireenka ah ee ka magaalooyinka Boorama ee Somaliland iyo Henley ee dalka Ingiriiska oo la...
Madaxweynaha Somaliland oo Dhaqan-geliyey Xeer-nidaamiyaha Diiwaan-gelinta Muwaadiniinta oo Muddo laba Todobaad ahi ka Hadhsan tahay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa Qalinka ku duugay Dhaqan-gelka Xeer-nidaamiyaha Diiwaan-gelinta Muwaadiniinta oo Goleyaasha Sharci-dejinta ee dalku wax-kabeddel...
“Waxaanu leenahay guddoomiye Saleebaan, Goluhu gole-dhaqan buu ahaa, waxase baryahan dambe soo baxay in loo adeegsado barnaamijyada siyaasadda” – Ibraahin Mahdi Buubaa
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo ka dareen-celinaya go’aamadii Ergada Guurtidu ku xalisay khilaafka Xisbiga Kulmiye, ayaa ku dooday in la majaro-habaabiyey...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

