HomeWaxyaabaha Xoogga lagu saarayo Shirweyne Magaalada Hargeysa uga furmay Somaliland iyo Deeq-bixiyeyaasha...

Waxyaabaha Xoogga lagu saarayo Shirweyne Magaalada Hargeysa uga furmay Somaliland iyo Deeq-bixiyeyaasha Caalamka (DHEGAYSO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Sacad Cali ShireHargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta magaalada Hargeysa ka furay Shirweynaha lixaad ee Qaadhaan-bixiyeyaasha Caalamka ee Somaliland ka taageera dhinacyada Horumarka iyo Doorashooyinka, kaas oo ay goob-joog ka ahaaayeen in ka badan 70 Sarkaal oo ka socday hay’adaha iyo Safaaradaha dalalka Reer Galbeedku ku leeyihiin magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxyaabaha ugu muhiimsan ee xoogga lagu saarayo wejiga 6aad ee shirka Qaadhaan-bixiyaasha iyo Somaliland, waxa ka mid ah doorashooyinka la filayo sannadka dambe inay ka qabsoomaan dalka iyo sidii dib loogu eegi lahaa mashaariic horumarineed oo Somaliland loogu qoondeeyey shirweyne Sannadkii hore ka dhacay Xarunta Midowga Yurub ee Brussels, kaas oo lagu kala saaray mucaawimooyinka beesha Caalamku ku taageerto Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire oo warbaahinta uga warramay ujeeddada shirka, ayaa faahfaahin ka bixiyey mashaariicda wax-qabadkooda lagaga hadlayo shirkan oo muddo laba maalmood ah socon doona.

 

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories