Guddoomiyaha UCID oo Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Laamaha Xisbiga ee Qaaradda Yurub (Akhriso Magacyada 26 Masuul))
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Masuuliyiin kala geddisan Xisbiga uga magacaabay xilal kala duwan, kuwaasoo uu...
Xisbiga Waddani oo Walaac Xooggan ka Muujiyey Dib-u-dhac ku yimaadda Doorashooyinka, Kan adigay Muddo-kordhin Xukuumadda Kulmiye Wakhtiga ku dheeraysato
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa wer-wer xooggan ka muujiyey dib-u-dhac ku yimaadda doorashooyinka la filayo inay dalka ka qabsoomaan dabayaaqada sannadka...
Hargeysa: Nuxurka Kulan Dhexmaray Xukuumadda Somaliland iyo Hay’adda QM u qaabilsan Maamul Hawada Sare (DAAWO)
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Wasaaraddiisa, ayaa magaalada Hargeysa kulan kula qaatay...
The limping party-Kulmiye and opportunity of the opposition parties
By: Mustafe Abib Mohamed Earlier twenty first century, in2002, Somaliland initiate to establish a multi-party system instead of clan-based system. Mr. Mohamed Ibrahim Egal, the...
“Waxaan qabaa qofka codka bixinayaa inuu iska hubsado marka uu codaynayo si madaxda uu doonayaa u hagaagto” – MUUSE BIIXI CABDI
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga talada dalka Hoggaamiyaha ee Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faahfaahsan u sharraxay caqadaha ku xeeran nidaamka axsaabta badan...
“Dawladdii Maxamed Siyaad Barre waxa burburiyey caddaalad-darro, waddadii haddaynu marno, iskadaa ictiraafe, Somaliland sannad dambe ma jirayso” – FAYSAL CALI WARAABE
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qabyaaladdu saamayn taban ku leedahay nidaamka dimuqraadiyadeed, Axsaabta qaranka...
“Caqabaduhu way iska jiri karaan, laakiin si aanu hannaankaasi u kala go’in, waxa loo baahan yahay in doorashooyinkuna ay noqdaan kuwo wakhtigooda lagu qabto”
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ahna guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa sheegay in Somaliland ku guulaysatay hirgelinta hannaanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

