Monthly Archives: June, 2014

spot_imgspot_img

Ciidamo Boolis ah oo la wareegay gebi-gahaanba Xaruntii Guud ee Xawaaladda JUBBA EXPRESS ee Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada sida gaarka ah ugu tabobaran hawl-gallada Gaarka ah ee RRU-da, ayaa maanta la wareegay guud ahaanba xaruntii Xawaalada lacagta ee Jubba...

Haweenka Subeer Awal oo kulan ay iskugu yimaadeen ku taageeray hanka Muuse Biixi iyo dhaliil ay dusha ka saareen xukuumadda

Hargeysa (SLpost)- Haweenka Subeer Awal ayaa caawa munaasibad balaadhan oo ay ku qabteen magaalada Hargeysa ku soo bandhigay sida ay u taageersan yihiin musharaxnimadda...

Kooxda Boko Haram oo mar kale Af-duubtay Tobanaan Dumar ah

Lagos (SLpost) Malleeshiyaad hubaysan oo looga shakisan yahay inay ka tirsan Kooxda Boko Haram ee ka dagaalanta dalka Nigeria, ayaa Woqooyiga-Bariga Dalkaas ka af-duubay...

Guddoomiye ku-xigeenka DAWAN MEDIA GROUP oo sharraxay Qorshe ay Midabka kaga Beddeleen Wargeysyadooda

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye Ku xigeenka ahna Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, ayaa tafaasiil ka bixiyay Qorsheyaasha horumarinta saddexda Wargeys ee DAWAN...

Hawlgalada RRU: Tacadiyo Tiiraanyo leh – W/Q: Cali Cabdi Coomay

Qeexitaan magaca RRU, Magacan waxa loo soo gaabiyay Rapid Reaction Unit (RRU). Micnaheedu waa ciidanka ka jawaaba xaaladaha deg-dega ah. Baahiyaha keenay in la Aas-Aaso Tan...

Freedom of Speech Under Attack in Somaliland

The Somaliland Society of Independent Journalists and Writers (SSJW) is deeply concerned about the Somaliland government’s submission to parliament of a new press law...

Korodhka dareenka Xisbiyada Mucaaridka ah ee dib-u-dhac ku yimaadda doorashada iyo Dardaaranka Madaxweyne Siilaanyo ee Muddo-kordhinta

HARGEYSA (SLpost)- Xisbiyada Mucaaridka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI ayaa walaac xooggan ka muujiyey dib u dhac ku yimaadda qabashada diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img