Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland oo Faahfaahin ka Bixiyey Hawl-gal Ciidamada Qaranku Saaka ka fuliyeen Degmada Taleex (DHEGAYSO)
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Ciidanka Qaranka Somaliland Cismaan Cabdilaahi Siciid (Cismaan-Dheere), ayaa tafaasiil ka bixiyey hawl-gal ciidamada Milatariga Somaliland saaka kula wareegeen gacan ku-haynta magaalada...
MM Kastan oo Maanta si Heer-qaran ah loogu Aasay Hargeysa iyo Weedhaha laga yidhi Shakhsiyaddiisii iyo Doorkii uu ku lahaa Saxaafadda Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Alle Naxariistii Janno ha ka waraabiyo ee Maxamed Maxamuud Kastan oo caan ku ahaa (MM Kastan), isla markaana ahaa Qoraa iyo Suxufi...
Milatariga Somaliland oo gaadhay Taleex, Cali Khaliif oo Baxsaday iyo Burbur ku dhacay Shirkii Kooxda Khaatumo
Taleex (SLpost)- Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa maanta gelinkii hore la wareegay gacan-ku-haynta magaalada Taariikhiga ah ee Taleex oo shir uga socday kooxda la baxday...
Hargeysa: Faahfaahinta Hawl-gal Ciidamada RRU-du shalay kula wareegeen Xarunta Guud ee Xawaaladda Juba Express
Maamulka Shirkadda oo warramay qaabka uu u dhacay Baadhitaan daba-socday Shaqaalahooda midkood oo habeen hore Gurigiisa lagala baxay Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska ee hawl-gallada gaarka...
Telefishanka dalka IRAN laga leeyahay ee PRESS TV oo markii u horeysay Baahiyey Barnaamij-dood ah oo ka hadlaya Qadiyadda Madax-bannaanida iyo Aqoonsiga Somaliland (DAAWO)
London (SLpost)- Telefishanka laga leeyahay dalka Iran ee PRESS TV oo ka mid ah telefishannada Wararka iyo barnaamijka ku baahiya Luuqadda English ee loogu...
Ninka Dawladda Wax Ka Sheegaa, Ma Qolluu Wax Ka Sheegey? – W/Q: Wacays Axmed Maxamuud
DAMBI DHACAY MASUUL MA LEH MARKAAD HEBEL DUQEYSUU REER HEBEL DAMQANAYAA . Alle ha u naxariistee abwaan Maxamed Xaashi Dhamac gaariye mar uu kaga hadlaayey maansadiisii dabataxan...
Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Geeri ku timi Udub-dhexaad ka mid ah Raggii Dhidibbada u taagay Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ka hadlay geerida Marxuumka, ayaa Tacsi tiiraanyo leh u diray Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

