HomeNinka Dawladda Wax Ka Sheegaa, Ma Qolluu Wax Ka Sheegey? - W/Q:...

Ninka Dawladda Wax Ka Sheegaa, Ma Qolluu Wax Ka Sheegey? – W/Q: Wacays Axmed Maxamuud

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

ghgDAMBI DHACAY MASUUL MA LEH

MARKAAD HEBEL DUQEYSUU

REER HEBEL DAMQANAYAA .

Alle ha u naxariistee abwaan Maxamed Xaashi Dhamac gaariye mar uu kaga hadlaayey maansadiisii dabataxan sida bulshadeenu rayi kasta oo aad keento iyo tallaabo kasta oo aad qaado indho qabiil ugu eegayaan. Run ahaantii waa arin dhab ah. Waa nasiib darro ina haysata. Waayadii hore ama imikaba waxa jirta caado aynu iska leenahay oo dadka marka jinku gallo la yidhaa , waxa laga shidayaa Qollo. Maanta waxaabad moodaa dad badan oo reer Somaliland ah iney u baahan yihiin in qollo laga shido. Aniga waxan ahay qoraa fikirkiisa ku gudbiya qallinkiisa. Ku darso waa qallin aan habrashada aqoon. Ma ihi qabyaaladiiste reer gaar ah neceb laakiin waxa aan necebahay kuwa qabyaalada ku shaqeysta, kuwa maamulka aanu u dhiibaney ee ilaawey cadaaladii bulshada isla markaa ku tumanay xuquuqdii uu wadanigu lahaa.kuwaas oo uu ugu horeeyo madaxweyne siilaanyo iyo xukuumadiisa dulmiga ku shaqeysa. Waa kaas rayigeygu. Waxase jirta in dadka qaarkood hadii ay cadceedu dhici weydo aaney shaqada ka rawexeen oo ay wadi lahaayeen ilaa inta ay daalayaan. Dadkaas waa dadka aan aragti durugsan ama caqliba aan lahayn. Waxaan uga socdaa waxa jirra maanta dadka qaarkood iney weli caashaqsan yihiin xukuumada ina sanweyne iyagoo sacabka u tumaya isla markaa indhah ka meermeerinaya falkasta oo waxashnimo oo ay ku tallaabsato. Kuwaas waxan odhan karraa waa taageerayaasha dulmiga iyo cadaalad darrada. Kuwaas ayaa markii ay wargesyadii sida xorta ah u hadlayey irridaha loo laabey ku farxayey. Waxa weliba intaas dheer in dadkaasi rabaan iney cabudhiyaan dadka suuqa iska jooga ee fikirkooda xorta ah ka hadlaya ama maqaalada ka qorra dawladan iyo xisbigeeda kulmiye oo maanta meeshii la taabtaaba ay noqotey gaatir iyo boog. Kuwaas waxa aan leeyahay dawlada uu hogaamiyaha ka yahay Ina Sanweyne may sameyn wax lagu jeclaado iyo wax lagu taageero midna.weliba ceeb ayey ku tahay isaga oo waxaas oo jawr ah ku kacay in uu indho adeygiisa maanta u fadhiyo doorasho kale oo uu gallo. Arintaas oo ka dhigan in uu dadka caayayo oo uu leeyahay adhi shugux shugux kama ilbaxo ee uu lul shugux shuguxda. Barasho fiican Kulmiye iyo siilaanyo. Kuwa khaladka ku taageersana waxan leeyahay ,Melesofig baa qaar baa sacabka u tumi jirey ee khaladkiinu anaga yaanu na soo gaadhin. Dawlada iyo dhaliilaheeda ninka sheegaa qollo waxba kamuu sheegin.dhaliisha dawlada loo jeedinayaana qolladiina maaha ee waa danta qarranka .somaliland ha noolaato daneystayaasha danta qarranka iloobeyna alle ha ka qabto.

allaa mahad leh

 

WACAYS AXMED MAXAMUUD

BARRE ADDUUNYO

bareadunyo@gmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories