HomeMilatariga Somaliland oo gaadhay Taleex, Cali Khaliif oo Baxsaday iyo Burbur ku...

Milatariga Somaliland oo gaadhay Taleex, Cali Khaliif oo Baxsaday iyo Burbur ku dhacay Shirkii Kooxda Khaatumo

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taleex (SLpost)- Ciidamada Qaranka Somaliland, ayaa maanta gelinkii hore la wareegay gacan-ku-haynta magaalada Taariikhiga ah ee Taleex oo shir uga socday kooxda la baxday Khaatumo.

TaleexTaliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeeye Gaas Ismaaciil Shaqalle oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC, ayaa gelitaanka ciidamada ee magaalada Taleex ku micneeyey hawl-gal caadi ah oo lagu sugaayo amniga xuduudaha Somaliland

Jeneraal Ismaaciil Shaqalle oo la weydiiyey in ujeeddada ciidankiisu ku galeen magaalada Taleex ay tahay inay is hortaagaan shirka Kooxda Khaatumo ee beryahanba halkaasi uga socday, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland amar ku bixisay in aan xuduudada Somaliland aan lagu qaban karin shir aan fasax looga qaadan.

ciidanWararka ka imanaya magaalada Taleex, ayaa sheegaya inay magaalada Isaga baxeen dhammaan siyaasiyiintii iyo madax dhaqameedkii ka qeyb galayay shirka ka socday Taleex, ciidammada Somaliland-na bannaanka ka joogaan magaalada.

Hawl-gal noocan oo kale ah, ayaa ciidamada Somaliland 15-kii bishii Apriil ee sannadkan kula qabsadeen magaalada Taleex balse markii danbe ay iskood uga soo baxeen ka dib kulamo ay saraakiisha ciidamadu la qaateen Oday-dhaqameedka iyo wax-garadka magaalada Taleex.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories