HomeXulka Brazil Oo Furitaankii Koobka Adduunka 2014 Guul Ku Aftaxday

Xulka Brazil Oo Furitaankii Koobka Adduunka 2014 Guul Ku Aftaxday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ciyaartii furitaanka koobka aduunka 2014 ee lagu qabanayo wadanka Brasil, waxaa lagu furay labada dal ee isku guruubka ah ee Brazil oo marti-galinaysa koobka adduunka 2014 iyo xulka Croatia.

Waxa soo xaadiray boqolaal taageerayaal ah oo garoonka Arena desano Poulo ciyaartu markii ay socotay mudo 11 daqiiqo ee qaybtii hore, ayaa difaaca baasha bidix ka ciyaara Brazil ee Marcelo uu iska dhaliyay kubbad karoos ahayd oo uu ciyaarta ka dhiga 0:1.

UntitledBalse Xulka waddanka Brazil ismuu dhigan ee daqiiqadii 29aad ayaa weerayahanka kooxda Barcelona iyo xulka Brazil ee Neymar uu u dhaliyay waddankiisa gool aad u qurux badan waxaanay ciyaartii noqotay 1:1.

Qaybtii danbe markii laysku soo noqday waxaa mar kale soo rogaal celiyay ciyaaryahanada weerarka ee brasil daqiiqadii 71 aad ayaa Daafaca xulka qaranka Croatia ayaa daqiiqadii 68 kudhagay weeraryahanka Brazil Fred gudaha diilinta ganaaxa, siidhi wadaha ayaa ku inuu tilmaamo gool rikoodhe ama gool ku laad, waxana dhaliyey Neymar oo shabaqa kuhubsaday hogaanka ciyaartana ka dhigay 2: 1 waxaa sidaas ku la wareegtay Brazil.

Xulk Croatia waxa la diiday gool ay dhaliyeen waxaanu gar-sooruhu tilmaamay inay ahayd offsideka dib Oscar ayaa u sadexeey kuna hogaamayay wadankiisii inay guul ku furan koobak aduunka oo lagu qabanayo wadankooda Brazil.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories