Monthly Archives: May, 2014

spot_imgspot_img

Akhriso Liiska Magacyada Guddiga Fulinta ( iyo Golaha Dhexe) ee Kulmiye la shaaciyey iyo Is-maan Dhaaf Xukuumadda iyo Xisbiga ah oo ka dhex-muuqda

Hargeysa (SLpost)- Shir-guddoonka Shirweynihii Saddexaad ee Xisbiga Kulmiye oo muddooyinkii u dambeeyey ku hawlana xulista Liiska ergooyinka Shirweynaha Golaha Dhexe ee Xisbiga oo aan...

“Iyada oo Silicii iyo Darxumadii weli qoyan yihiin oo Dadku Sallixii la soo barkaday iyo siigadii la soo huwaday dareensan yihiin, ayuu doonayaa inaynu...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Boobe Yuusuf Ducaal, Ayaa nasiib-darro ku tilmaamay inay Xukuumadda Kulmiye horseed ka...

ISBAR-BAR DHIG: Tirada Degmooyinka Siilaanyo iyo Rayaale magacaabeen Labadii Sanno ee u dambeeyey Muddo-xilkeeda iyo siyaasadaha ololeysan ee ku lammaan

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa digreeto uu shalay soo saaray degmooyin ugu magacaabay magaalooyinka Gudmo Biyo-cas iyo Ceegaag oo...

Ururka Suxufiyiinta ee SOLJA oo ku Baaqay Mudaharaad Ka dhan ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

Gabiley (SLpost)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa ugu baaqay Suxufiyiinta ka hawl-gala Hay'adaha Warbaahinta kala duwan ee madaxa-bannaan inay isugu soo baxaan Mudaharaad...

DAAWO: Jilayaasha Sooraan iyo Jawaan oo Bandhig-faneed Majaajilooyin Xiiso leh xambaarsan ku qabtay London

Jilayaasha Caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo uu weheliyo Abwaanka weyn ee Maxamed Aadan Dacar, ayaa munaasibaddi Xuska 18-ka May ee magaalada London ku soo...

‘Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro’ – W/Q: Guuleed Cumar Madar – Qaybta 2aad.

Waan ku ogahay! waad daashay, waad dhibtootay , waxa aad ka murugaysantahay toloow maalinta gabgabada aduunka maxaad alle(S.W.T) kala kulmi ,Ilaahay(S.W.T) waxa uu jecelyahay...

“Xaqiiqatan Waxaan Qabaa Inaanay Saxaafadu Madaxwayne Siilaanyo La Gaadhin Heerkii Ay La Gaadhay Daahir Rayaale, Waa Qayrul-Sharci In Qof Muwaadin Ahi Maxkamad La’aan Xabsi...

Hargeysa (SLpost)- Suldaan Cali Saleebaan Maxamed oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa deel-qaaf  ku tilmaamay baaqii ka soo yeedhay suldaanka guud ee beelaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img