“Madaxtooyada S/L Waxa Ay Ku Foogan Tahay Kala Qaybinta Shacbiga Reer Somaliland, Iyo Raad-Caynta Guul-Wadayaal Gudhan Oo Garashadii Iyo Dadnimadii Siistay Shillimaad Yar Yar”...
Hargeisa(SLPOST)Mr Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray), Waxa Uu Walaac Geliyey Qaabka Loo Xusi Doono 18-Ka May Waa Bisha Fooda Innagu Soo Haysee Oo Ku...
DHEGAYSOTaliska Booliska Sool oo ka war-bixiyey laba Dil oo maanta iyo shalay ka kala dhacay magaalada Laascaanood
Laascaanood (SLpost)- Talista Qaybta booliska ee gobolka Sool, ayaa tafaasiil ka bixiyey dilal labadii maalmood ee u dambeyey ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta...
War-Saxaafadeed Ay Soo Saartay Wasaaradda Arrimaha Dibada Oo Laga Hadlay Arrimo Ay Ka Mid Tahay In Aan lagu Qaban Karin Gudaha Dalka Shirar...
Hargaysa (SLPOST)War-saxafaadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibeda Somaliland ayay xukuumadda Somaliland si adag ugu cadaysay in aanay aqbalayn isla markaana aanay jirin cid...
Tirsiga 6aad ee Taxanaha Aragtidii Hoggaamiye Cigaal ee Qalalaasaha Soomaaliya iyo mowduucyo kale oo xiiso leh – Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale
“Cahdiga cusub ayaynu bilaabaynaa, marka ay Labada Gole, cahdigaa cusub gud-biyaan, dhowr nin oo iigu yimi, in ay ii hambalyeeyaan ayaan ku idhi malaha...
Beeshii labaad ee Ka tirsan Beel-weynta SACAD MUUSE oo Qaaddacday Ka-qaybgalka Ergooyinka shirweynaha Xisbiga Kulmiye
Hargeysa (SLpost)-Iyada oo todobaadkan la shaaciyey in guddiga qaban-qaabada iyo Hoggaanka Kulmiye gudo-galeen sidii uu u qabsoomi lahaa Shirweynaha Xisbigaas, isla markaana la jaan-gooyey...
Shirkadda TELESOM oo $20,000 Ugu Deeqday Dhismaha Waddada Isku Xidha Berbera iyo Raari-buur
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa ka qayb-qaadatay dhismaha waddada isku xidha Berbera ilaa Raari-buur. Shirkadda Telesom ayaa waddadan kaga qayb-qaadatay...
Al-Shabab oo la ogaaday inay Boka Xaraam ku caawiyeen qaraxyo Abuja ka dhacay
Negria (SOLPOST) Jariiradada Poonch oo laga akhristo dalka Najeeriaya ayaa maanta oo Isniin ah daabacday in koox ka tirsan dhaq dhaqaaqa Al-shabaab oo xidhiidh...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

